Himilo – Juventus ayaa dooneysa inay ceshato Federico Bernardeschi laakiin waxay rajeynayaan in garabka uu aqbali doono dhimista mushaarka badan. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Talyaaniga ayaa haatan qaata € 4m xilli ciyaareedkii, Calciomercato.com ayaana warinaysa in Marwada Duqda ah ...
Read More »Yearly Archives: 2021
Maqal- Barnaamijka Kas-Wadaag
Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 82aad
Barcelona oo iibineysa Sergio Busquets si ay boos ugu hesho Franck Kessie
Himilo – Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay diyaar u tahay in ay kala tagaan xiddiga khadka dhexe ee Sergio Busquets oo muddo dheer ku soo jiray si ay boos ugu baneeyaan xiddiga kooxda Ac Milan ee Franck ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 81aad
13 October – Maalinta caalamiga ah ee yareynta khatarta musiibada
Himilo – Masiibada oo ah wax alle laga magan galo, ayaa lagu micneeyaa dhacdo si lama filaan ah u dhacda, taasoo carqaladeeysa habsami socodka noloshada bulsho. Waxey sababtaa khasaare baahsan oo nafeed, mid maal iyo ku soo gaara degaanka, kaas ...
Read More »12 October- Maalinta calanka Soomaaliyeed
Himilo – Marka taariikhda dib loogu laabto, qiyaastii billowga qarnigii toddobaad ayaa loo celiyaa isticmaalka calanka, waxa uu ahaa astaan ciidan oo loo adeegsado goobaha ay dagaaladu ka jiraan, si loo kala aqoonsado labada kooxood ee loolamaya. Markii middi guulleysato ...
Read More »Jamaahiirta Man United oo war wanaagsan ka helay xaaladii Harry Maguire
Himilo – Kabtanka Manchester United Harry Maguire ayaa diyaar u noqon karo kulanka Premier League ee ay galabta Sabtida la ciyaarayaan Leicester City. 28 jirkaan ayaa dhibaato ka soo gaartay kubka intii ay guuldarrada ka soo gaartay Aston Villa 25-kii ...
Read More »
Radio Himilo
