Home / 2021 (page 34)

Yearly Archives: 2021

Maqal- Raxiiqul Makhtuum – Casharka 45aad

Read More »

Maalinta Caalamiga ee Isirka Afrika

Himilo — Maalinta Caalamiga ah ee Isirka Dadka Afrika waxaa markii ugu horreysay loo dabaal-degayaa sannadkan si loo muujiyo kaalinta wax-ku-oolnimada leh oo ay kaga jiraan jaalliyadahooda ku nool dunida dacalladeeda meeshana looga saaro dhammaan nuucyada kala duwan ee isir-takoorka ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna

Read More »

Goolhayaha Reims oo weydiistay Messi sawir isaga iyo wiilkiisa!

Himilo – Lionel Messi ayaa ku lug lahaa dhacdo la yaab leh ka dib markii uu saftay kulankiisii ugu horreeyay ee PSG oo la filayay ka dib markii la weydiistay inuu sawir la galo wiilka goolhayaha Reims Predrag Rajkovic. Kooxda ...

Read More »

Maqal- Raxiiqul Makhtuum – Casharka 44aad

Read More »

Haweeney timaheeda ugu deeqda carruurta aan timaha laheyn

Himilo – Zahab Kamal Khan oo ka soo jeeda dalka Pakistan ayaa go’aansatay inay timaheeda si lacag la’aan ah ugu deeqdo carruurta aan timaha laheyn. Haweeneydan oo 30 jir ah, taniyo 13-keedii timaheeda ma aysan jarin. Waxay sheegtay inuu aabbaheed ...

Read More »

Tottenham oo wadahadalo kula jirta Barcelona

Himilo – Tottenham Hotspur ayaa wadahadalo la furtay Barcelona si ay heshiis joogto ah uga hesho daafaca dambeedka midig Emerson Royal. Nuno Espirito Santo ayaa doonaya inuu xoojiyo dookhyadiisa difaaca maalmaha ugu dambeeya ee suuqa kala iibsiga, gaar ahaan mustaqbalka ...

Read More »

Maqal- Raxiiqul Makhtuum – Casharka 43aad

Read More »

Maalinta Caalamiga ah ee Ka-dhanka-ah Tijaabada Nukliyeerka

Himilo  — Taniyo markii la sameeyey tijaabadii ugu horreysay ee nukliyeerka oo ahayd 16 July 1945, in ka badan 2,000 oo mar ayaa la sameeyey, in yar oo muhiimad ah ayaa la siiyay bedqabka iyo samatabaxa nolosha ina aadan haddii ...

Read More »

Evra oo aysan layaab ku noqon ku biiristii Ronaldo ee United

Himilo – Ku biiritaankii Cristiano Ronaldo ee Manchester United ayay lama filaan ku noqotay dadbadan, laakiin lama uusan yaabin Patrice Evra. Xiddiga reer France ayaa la xiriiray saaxiibkiisii hore wuxuuna ku ogaa, WhatsApp -ka, in weeraryahanku u dhaqaaqayo Old Trafford ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan