Himilo – Kooxda dhawaan loo caleemo saaray Horyaalka La Liga ee Atletico Madrid ayaa wadahadalo kula jirta Juventus oo ku aadan saxiixa weeraryahanka reer Argentina Paulo Dybala, sida laga soo xigtay El Larguero. Dybala, oo 27 jir ah, ayaan qandaraas ...
Read More »Yearly Archives: 2021
Falastiin – Go’doontii Guusha hanatay!
Himilo — Ramadaankii dhammaaday wuxuu maalmo adag u ahaa Muslimiinta Falastiin oo iyaga oo ku dhex cibaadanaysaaya gudaha Masjidka al-Aqsa tobanka dambe ee bisha lagu bilaabay dagaal iyo rabshado ka dhan ah oo lagu carqaladeynayo gudashada iyo badinta salaadaha inta ...
Read More »Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 91aad
Barcelona oo isku diyaarineysa wadahadalo heshiis kordhin ah oo ay la gasho Dembele
Himilo – Barcelona ayaa qorsheyneyso inay wadahadalo qandaraas cusub ah la furto weeraryahan Ousmane Dembele. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Faransiiska ayaa ka soo kabsaday dhaawacyo badan si uu u noqdo ciyaaryahan muhiim u ah kooxda Ronald Koeman, isagoo ka ...
Read More »Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 90aad
Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna
Maalinta Caalamiga ah ee Xanuunka Isku-furanka.
Himilo — Xanuunka Isku-furanka ama Obstetric Fistula waa mid kamid ah dhaawacyada ugu daran ee soo gaara haweeneyda waqtiga dhalmada. Dalool yar oo u dhaxaysa kaadi-heysta iyo xubinta ay ilmuhu kasoo baxaan ayaana lagu gartaa. Waana 23 May maalinta loo ...
Read More »Bale: Waan ogahay waxa aan sameynayo xagaaga
Himilo – Gareth Bale ayaa sii shiday wararka xanta ah ee ku saabsan mustaqbalkiisa kadib markii uu ciyaaray kulankii ugu dambeeyay ee xilli ciyaareedkiisii amaahda ahaa ee Tottenham. Xiddiga reer Welsh weli hal sano ayaa uga harsan qandaraaskiisa Real Madrid, ...
Read More »Cilmi-baaris: Socodka badan oo la sheegay inuu kordhin karo cimriga qofka
Himilo – Jaamacadda North Carolina ayaa dabbo-gal ku sameysay tiro haween ah oo kala socod badnaa intii u dhaxeysay 2011 iyo 2015, waxaana la helay natiijo kala fog. Baarista waxaa lagu ogaaday in haweenka maalinkii socda wax ka badan 16,000 ...
Read More »
Radio Himilo
