Home / 2022 / June

Monthly Archives: June 2022

Shakira oo Gurigeeda darbiyo ku kordhisay si ay uga hortagto…

Himilo – Xiddigadda Reer Colombia ee Shakira ayaa darbi ku darday Gurigeeda si aysan xubnaha qoyska Gerard Piqué iyo waaliddiintiisuba aysan u gelin gurigeeda. Xiriirka laba lamaane ayaa soo dhamaaday bishii la soo dhaafay markii ay shaaciyeen soo afjaridda xiriirkii ...

Read More »

Xilli-roobaadka iyo xanuunka duumada

Himilo – Waxaa dalka ka curtay roobkii Xagaaga oo kasoo hormaray xilligii ay saadaalinayeen hay’adaha samafalka, ee ahaa billawga Luulyo illaa bisha September. Waxa uu yimid waqti baahi wayn ay u qabeen ummadda soomaaliyeed oo la daalaacayay kuleyl darran iyo ...

Read More »

Yaa ka dambeeyay Chelsea in ay Raphinha ka dulqaaddo Arsenal?

Himilo – Kooxaha ugu tunka weyn Magaalada London ee caasimadda waddanka Ibgiriiska ee kala ah Arsenal iyo Chelsea ayaa ku dagaallamayay xiddiga Kooxda Leeds United ee Raphinha. Arsenal ayaa warbaahintu hadal heysay in ay ku guuleysatay heshiiska xiddiggan hayeeshee saacadihii ...

Read More »

Talooyin la gudboon arday walba oo Jaamacad ku jira

1: Ha sugin shahaadada si aad shaqo ugu raadsato, suuqa isgee adiga oo jaamacadda dhigta, tusaale sawirkaaga oo qof xirfadle ah u eg barahaaga bulshada ku isticmaal, magacaaga oo si saxan u qoran iyo warbixintaada shakhsiyadeed inta aad rabto in ...

Read More »

Gareth Bale oo iska xaadiriyay Mareykanka, kooxdee ayuu ku biiray

Himilo – Weeraryahankii Kooxda Real Madrid Gareth Bale, ayaa iska xaadiriyay waddanka Mareykanka kaddib markii uu isaga tagay kooxda lagu naaneyso cad cadka ee sanadkan ku guuleysatay Champions League iyo Laliga Spain. Bale ayaa muddo dhowr sano ah oo uu ...

Read More »

27 Juun: Maalinta ay gobanimada heleen walaalaha reer Jabuuti

Himilo – Dadka reer Jabuuti taniyo 1888-kii waxay siyaabo kala ugu jireen xukunkii gumeystihii Faransiiska. Intii u dhaxeysa 1896–1967 waxaa loo yaqaanay French Somaliland. Si la mid ah, 1967–1977 waxaa la oron jiray dhulka Faransa ee canfarta iyo Ciisaha. Shacabka ...

Read More »

Karpova: “waxkasta Putin ayaa naga qaatay, anaga waa u oggolaanay”

Himilo – Weeraryahanka Kooxda RCD Espanyol ee dalka Spain Nadya Karpova, ayaa ku catowday in dagaalka Ukraine uu saameeyay mustaqbalkeeda iyo dhamaan mustaqbalka Ciyaartoyda kala duwan ee waddanka Ruushka. Waxaa ay sheegtay in dadka waddanka Ruushka ay u oggolaadeen in ...

Read More »

Erik ten Hag oo amray in Cawska laga beddelo xerada tababarka ee United

Himilo – Tababaraha cusub ee Kooxda Man United ayaa waxaa uu amray shaqaalaha Xerada Tababarka Man United ee Carrington ee Cawska la jaro lana gaarsiio 15mm si uu baaska ciyaartooyda u fududaado. Erik; ayaa ballan qaaday in Man United uu ...

Read More »

26 Juun: Muqdisho iyo Hargeysa weli waa laga wada xusaa

Himilo – Lix iyo labaatanka Juun waxay xasuus gaar ah u leedahay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka iyo dibadaba. Sababta ay qalbiyadooda ugu suntan tahay waa markii ugu horreysay ee uu curtay dedaalkii gobanimo gaarsiinka dalka ee ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 213aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan