Yearly Archives: 2022
Taageerayaasha koobka adduunka oo fursad u helaya inay fahmaan sooyaalka nololeed ee islaamka
Himilo – Iyada oo indhaha adduunweynaha ay kusii jeedaan dalka Qadar oo lagu qaban doono sannadkan koobka adduunka, waxaa dhawaan la daahfuray Matxafka Islaamiga ee Doha kaas oo ka qeyb noqon doona bandhigyada ay xiiseeyaasha kubadda cagta kala kulmi doonaan ...
Read More »Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 11aad
Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 10aad
Karim Benzema: ‘Waxaan lahaa saddex riyo oo ii rumoobay’
Himilo – Weeraryahanka Real Madrid Karim Benzema ayaa ku dhawaaqay inuu doonayo inuu ka fariisto ciyaaryahan ahaan garoonka Bernabeu. 34-sano jirkaan ayaa ku guuleystay abaal-marintiisii ugu horreysay ee Ballon d’Or 2022 markii uu Los Blancos ku caawiyay Laliga iyo Champions ...
Read More »Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 9aad
Maqal- Barnaamijka Kas-wadaag
17 October – Maalinta Caalamiga ee Cirib-tirka Saboolnimada
Himilo – Maalinta Caalamiga ee Ciribtirka Faqriga waa munaasabad caalami ah oo sanad kasta 17 October loo dabaal-dego. QM ayaa si rasmi ah u aqoonsatay, hayeeshe abaabulkeeda wuxuu markii ugu horreysay ka hir-galay magaalada Paris ee dalka Faransiiska halkaas oo ...
Read More »Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 8aad
16 October- Maalinta caalamiga ee cuntada
Dadka caalamka ee ku nool deegaanada magaalooyinka ayaa ahaa 5% sannadkii 1800 marka la eego xoggaha hay’adda Qaramada Midoobay. Tiradaasi way korortay iyadoo noqotay 47% sannadkii 2000. Muddo 10 sanno gudaheed ah, waxaa la filayaa in tirada gaarto 65% sida ...
Read More »