Himilo – Daafaca dhexe ee Chelsea Antonio Rudiger ayaa lagu eedeeyay inuu doonayo inuu la hadlo tababaraha cusub ee Manchester United ka hor inta uusan go’aan ka gaarin u dhaqaaqista Old Trafford. Qandaraaska Rudiger ee Stamford Bridge ayaa ku eg ...
Read More »Yearly Archives: 2022
Sare u kaca Sicirka Shidaalka iyo Saameynta Qiimaha lagu raaco Gaadiidka Dadweynaha
Himilo – Kusoo jeedka jidka dheer ee Jaziira, Jamaal oo kaalin shidaal ku leh saddexdii sannadood ee lasoo dhaafay wuxuu saaka shaqadiisa u wataa sidii caadada ahayd. Laakiin hal mid aan caadi ahayn. Waa sida farxadda leh ee uu hoos ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 185aad
Villarreal oo ku hawlan inay lasoo saxiixato weeraryahanka Watford Emmanuel Dennis?
Himilo – Villarreal ayaa xiiseyneysa saxiixa weeraryahanka Watford ee Emmanuel Dennis dhamaadka xilli ciyaareedkan, sida lagu sheegay warbixin. 24 jirkaan ayaa haatan ah gooldhaliyaha ugu sareeya Hornets Premier League isagoo dhaliyay sagaal gool, 27 kulan oo uu saftay kooxdiisa. Ciyaaryahanka ...
Read More »Magaalo ka tirsan Mareykanka oo ogolaatay in cod sare lagu aadaamo salaadaha
Himilo – Golaha magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka, ayaa ansixiyay sharci fasaxaya in masaajiddu adeegsadaan sameecadaha dhawaaq dheer si muslimiinta ay u maqlaan aadaanka salaadaha, xilli ay foodda innagu soo hayso bisha Soon. Sida uu dhigayo sharcigan, imaamyada masaajidda ayaa ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 184aad
Haaland ‘wuxuu diiday dalabkii ugu horreeyay ee Manchester City’
Himilo – Weeraryahanka Borussia Dortmund, Erling Braut Haaland ayaa lagu soo waramayaa inuu diiday dalabkii ugu horreeyay oo uga yimid Manchester City. Citizens-ka ayaa loo maleynayaa inay ka mid tahay labada kooxood ee hormuudka ka ah saxiixa 21 jirkaan suuqa ...
Read More »La kulan – Macalimadda Aragga la’
Himilo – Aan waa macalimad iyo hooyo qurux badan. Laakiin aan helin nimcadii aragga. Mana ahan kaligeed. Waxaa tabteeda oo kale ah inanteeda oo aan wax arki Karin. Uma noola sida indhoolayaal badan oo u baahan in hadiyo jeer la ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 183aad
Liverpool oo wali rajo ka qabta inay heshiis cusub ka saxiixdo Maxamed Salaax
Himilo – Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay wali ‘ rajo ka qabto’ in ay heshiis cusub la gaarto xiddigan Maxamed Salaax. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Masar ayaa markale qaab ciyaareed xoogan ku soo bandhigaya Reds intii lagu ...
Read More »