Home / 2022 (page 39)

Yearly Archives: 2022

Nin 80 sano ku riyoon jiray waxbarasho oo iskuul sare dhameeyay

Himilo – Merrill Pittman Cooper oo ah nin 101 jir ilaa iyo yaraantiisii wuxuu la noolaa riyo ah inuu mar uun wax barto. Ugu dambeyn wuxuu rumeeyay qeyb ahaan damaciisii markii uu iskuulka sare dhameeyay  80 sano kadib. Pittman 1934 ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 182aad

Read More »

Barcelona oo diyaar u ah inay 50 milyan ginni ku bixiso Robert Lewandowski

Himilo – Barcelona ayaa qorsheysay in ay ilaa 50 milyan ginni ku bixiso soo xero gelinta weeraryahanka Bayern Munich Robert Lewandowski, sida lagu sheegay warbixin. Weeraryahanka reer Poland ayaa gali doona sanadka ugu dambeeya ee qandaraaskiisa kooxdiisa, iagoo  aan wax ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 181aad

Read More »

Declan Rice oo doonayaa inuu ku biiro Chelsea

Himilo – Ciyaaryahanka khadka dhexe ee West Ham United ee Declan Rice ayaa lagu soo waramayaa inuu weli doonayo inuu ku biiro Chelsea. Mustaqbalka Rice ee West Ham ayaa weli su’aal la gelinayaa, iyadoo xiddiga heerka caalami ee dalka England ...

Read More »

Dowlad awoodi weysay waraaqaha imtixaanka ardaydeeda ay ku geli lahaayeen

Himilo – Sri Lanka ayaa kansashay imtixaanka malaayiin arday ah oo dhigta iskuulada, kaddib markii dalkan uu ka dhamaaday warqadihii daabacaadda sababtoo ah waxaa gabaabsi ah helidda sarifka lacagaha qalaad gudaha caasimadda Colombo oo lagu soo dhoofsan lahaa badeecooyinka. Maamulka ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 180aad

Read More »

Manchester United oo ku talo jirta inay u dhaqaaqdo Tammy Abraham

Himilo – Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay miisaamayso dalabka xagaaga ee weeraryahanka Roma Tammy Abraham. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka England ayaa Roma kaga soo biiray Chelsea bishii Ogosto ee la soo dhaafay qiiimo ka hooseeya kan lagu ...

Read More »

13 jir neef qabta oo 13 saacadood dabaalatay Badda u dhaxeysa Sri Landka iyo Hindiya!

Himilo – Jiya Rai; oo ah 13 jir la dhibban xanuunka neefta ayaa dabaal isaga kala gudubtay Badda u dhaxeysa Sri Lanka iyo Hindiya masaafo dhan 29km. Waxaa ay Riya dabaal ka billowday Magaalada Talaimannar oo ka tirsan Sri Lanka ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 179aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan