Home / 2022 (page 42)

Yearly Archives: 2022

Ma sii joogi doonaa Luka Modric kooxdiisa Real Madrid?

Himilo – Laacibka khadka dhexe ee Real Madrid Luka Modric ayaan weli aqbalin inuu qandaraaska u cusbooneysiiyo Los Blancos, sida lagu sheegay warbixin. Ciyaaryahankii hore ee Tottenham Hotspur ayaa weli qeyb muhiim ah ka ah qorshaha Carlo Ancelotti isagoo 36 ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 171aad

Read More »

La kulan – labo nin oo jasiirad dhan ku iibsatay lacag ay aruuriyeen

Himilo – Aragtida ah inaad yeelato jasiirad waxay u muuqataa mid qariib ah ama male ah. Balse hantiilayaasha gacantu u buuxdo waxay u tahay wax iska caadi ah. Labo nin ayaa dunida tusay in riyada ah yeelashada jasiirad inay tahay ...

Read More »

La kulan – Gabadha saygeeda ku xulatay cayilkiisa

Himilo – Siena waligeedba waxay jecleyd raga kuwooda buurbuuran ama cayilan. Qacdii hore oo ay aragtay Joorje ayayna ogaatay inuu yahay qofkii ay ina-rageed ka baadigoobaysay. Hadda waa lamaane korsanaya wiil sannad jir ah. Lamana qiyaasi karo heerka uu gaarsiisan ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 170aad

Read More »

Manchester City oo ku dhow inay la soo wareegto Erling Braut Haaland

Himilo – Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhowdahay inay heshiis la gaarto weeraryahanka Borussia Dortmund Erling Braut Haaland. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Norway ayaa la filayaa inuu dhexda u galo dagaal weyn oo suuqa kala iibsiga ...

Read More »

Markabka ugu weyn adduunka oo la soo saaray

Himilo – Dowladda Mareykanka ayaa ku guuleysatay dhismaha Markabka ugu weyn Adduunka kaas oo lagu magacaabo Mucjisada Badda. Markabkan ayaa waxaa uu qaadaa culeys dhan 236,857 Tan, waxaana uu sidoo kale qaadaa kumanaan qof isaga oo laga heli karo adeegyo ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 168aad

Read More »

La kulan – Haweeney lixdan sano aan booqan akoonkeeda bankiga

Himilo – Haweeney u dhalatay Scotland oo aan akoonkeeda Bankiga booqan muddo lixdan sano ah, ayaa ogaatay inay  ku jirto lacag aysan ku ogeyn. Waxay sheegtay in baaqigeedu ahaa $3.35 balse uu imika yahay $335. Carol Allison, oo 74 jir ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 167aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan