Home / 2022 (page 45)

Yearly Archives: 2022

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 161aad

Read More »

Sucuudi Carabiya: shaqo Darawal Tareen ah oo ay codsadeen 28000 oo Haween ah

Himilo – Sharikadda Tareennada ee laga leeyahay waddanka Spain laguna magacaabo Renfe, ayaa soo bandhigtay shaqo kaxeynta Tareennada ah oo u gaar ah Haweenka waxaana ay dooneysay kaliya 30 Haween ah oo shaqadaas qaban kara. Hayeeshee codsiyada soo gaaray xafiiska ...

Read More »

La kulan – Haweeney carruurta naafadada ah ku daryeesha gurigeeda

Himilo – Ma ahan dugsi wax-barasho halka ay carruurtani ku sugan yihiin. Mana ahan goob xanaano ah oo lagu daryeelo. Waa guri ay leedahay haweeneyda isu aragta inay gebigoodba hooyo u wada tahay taas oo u sameysay gabaad ay ku ...

Read More »

Manchester United oo u dhaqaaqday saxiixa Victor Osimhen

Himilo – Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay qiimo jaban ku doonatay saxiixa weeraryahanka Napoli ee Victor Osimhen. Iyadoo mustaqbalka fog ee Edinson Cavani iyo Cristiano Ronaldo aan la hubin, Red Devils waxay u badan tahay inay qaadato  xiddigo ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 160aad

Read More »

Ukraine: Lamaane maalmaha malabka ku qaadanaya furinta dagaalka

Himilo – Lamaane reer Ukraine ah ayaa maalintii meherkoodu dhacay maalintii ku xigtay waxay ku biireen ciidamada difaaca ee la dagaalamaya Militariga Ruushka ee ku soo duulay. Yaryna Arieva, 21, iyo Sviatoslav Fursin, 24, oo ku ballamay inay aqal galaan Bisha ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 159aad

Read More »

Liverpool oo ku guuleysatay EFL Cup

Himilo – Labada kooxood ayaa wakhtigii ciyaarta oo lagu daray 30 daqiiqo isla dhaafi wayay  jiray barbaro 0-0 ah garoonka Wembley. Liverpool ayay guushu ku raacday rigoorayaal. Min 10 rigoole ayay iska dhaliyeen balse Kepa ayaa rigoorada goosha dul mariyay ...

Read More »

Ujeeddada weerarka Ruushka ee Ukraine

Himilo – Ciidamada Waddanka Ruushka ayaa wali dagaal kula jira kuwa Ukraine iyada oo uu dagaalku galay maalintii 4aad. Ciidamada Ukraine inkasta oo dhinac kasta laga awood badan yahay, haddana waxaa ay muujiyeen iska caabbin adag. Ciidamada Ruushka ayaa aad ...

Read More »

Leeds United oo ku dhaw inay yeelato tababare cusub

Himilo – Leeds United ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhowdahay inay u magacawdo tababarihii hore ee RB Leipzig Jesse Marsch kaas oo shaqada ka beddeli doona Marcelo Bielsa. Ka dib guul darradii  4-0 ee ka soo gaartay Tottenham Hotspur, ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan