Home / 2022 (page 48)

Yearly Archives: 2022

Harry Maguire oo sii ahaan doona kabtanka Manchester United

Himilo – Tababaraha ku meel gaarka ah ee Manchester United Ralf Rangnick ayaa xaqiijiyay in Harry Maguire uu sii ahaan doono kabtanka kooxda ilaa ugu yaraan dhamaadka ololahan. Maguire ayaa si weyn loo dhaleeceeyay, waxaana warbixin dhawaan soo baxday lagu ...

Read More »

Isbitaal ku yaalla Bangladesh oo loo doortay dhismaha ugu fiican dunida

Himilo – Isbitaal ku yaala degaan fog oo Bangladesh kamid ah ayaa loo magacaabay dhismaha dunida ugu fiican kadib qiimeyn uu ku sameeyey Machadka RIBA ee laga leeyahay dalka Britain. Isbitaalkan deegaan la-jaalka ah waxaa laga dhisay degmada Satkhira ee ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 150aad

Read More »

Carwo shaqeynaysay 186 sano oo u xirmeysa dhaqaale la’aan

Himilo – Mid ka mid ah carwooyinka ugu da’da weyn dunida ee xayawaannada oo ku taalla Bristo,UK taasoo furnayd 186 sano ayaa albaabada loo laabi doonaa sanadkan. Sida lagu helayo xogaha, carwada ayaa shaqada joojin doonta 3 September. Xayawaanada ku ...

Read More »

Wadahadalkii Napoli iyo Fabian Ruiz oo burburay

Himilo – Wadahadaladii heshiis kordhinta ee u dhaxeeyay Napoli iyo ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer Spain Fabian Ruiz ayaa lagu soo waramayaa inay burbureen. 25 jirkaan ayaa u arka in heshiiskiisa uu dhacayo xagaaga 2023 walina uusan mustaqbalkiisa u hibeyn ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 149aad

Read More »

Italy: Magaalo hoy u ah dadka ugu da’da weyn

Himilo – Magaalo yar oo ku taalla dalka Talyaaniga taas oo ay ku nool yihiin dad lagu qiyaaso 1,765 ayaa dooneysa inay sameyso rikoor cusub. Sida ay weriyeen warbaahinta maxalliga ah ee jasiiradda Sardinia, waxaa magaalada jooga in ka badan ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 148aad

Read More »

Xiriirka Cristiano Ronaldo iyo Ralf Rangnick oo hoos u dhacay

Himilo – Cristiano Ronaldo ayaa lagu soo warramayaa in uu bur buray xiriirkii uu la lahaa tababaraha ku meel gaarka ah ee kooxda Manchester United Ralf Rangnick. Rangnick ayaa ku dhibtooday inuu xoojiyo kooxda tan iyo markii uu beddelay Ole ...

Read More »

Rakaab diyaaradeed oo argagaxay markii ay arkeen mas la saaran

Himilo – Diyaarad duulimaad  gudaha ah ka sameysay Malaysia ayaa si deg deg ah u degtay kadib markii rakaabkii saarnaa diyaaradda ay arkeen mas kula dhex jira diyaaradda. AirAsia ayaa xaqiijisay in duulimaad oo ka yimid Kuala Lumpur kuna socday ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan