Himilo – Majaajiliste caan ah oo ku nool Thailand ayaa qabsaday baraha bulshada waddankiisa kaddib markii shaaca laga qaaday inuu hal guri nolol kula wadaago siddeed xaasas ah kuwaas oo dhamaantood ku qanacsan noloshiisa. Ong Dam Sorot wuxuu siddeediisa xaas ...
Read More »Yearly Archives: 2022
Manchester United oo 40 milyan ginni kula soo wareegaysa Youri Tielemans
Himilo – Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay xiiseyneyso saxiixa xiddiga Leicester City ee Youri Tielemans inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaagan. Red Devils ayaa la filayaa inay u dhaqaaqdo ciyaaryahan khadka dhexe ah hor ololaha 2022-23, ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 143aad
Maamulaha Southampton oo hawl-gab ka noqonaya shaqada
Himilo – Maamulaha kooxda Southampton Ralph Hasenhuttl ayaa shaaca ka qaaday inuu ku fikirayo inuu ka fariisto kubadda cagta marka uu qandaraaskiisu dhaco sanadka 2024-ka. 54-sano jirkaan ayaa ku biiray Saints bishii Diseembar 2018, wuxuuna noqon doonaa maareeyaha ugu waqtiga ...
Read More »Kursi lagu xaraashay lacag kor u dhaafaysa $21,000
Himilo – Kursi alwaax iyo Caw ah oo laga soo iibsaday dukaan ganacsi oo ku yaal Britain ayaa lagu xaraashay in ka badan $21,000 markii loo aqoonsaday inuu yahay shaqadii farshaxanadii billowgii qarnigii 20-aad. Xarunta xaraashyada seefaha (Auction house Sworders ...
Read More »Bisad la baadi goobayay 7 sano oo dib loo helay
Himilo – Bisad ka luntay guriga milkiilaheeda todobo sano ka hor ayaa dhawaan dib ula midoobi doonta qoyskeeda ka dib markii ay ka soo laabatay in ka badan 1,400 mayl. Yaanyuurtan oo lagu magacaabo Ashes waxay guriga qoyska leh ka ...
Read More »Erling Braut Haaland ‘wuxuu doonayaa £500k todobaadkii’
Himilo – Weeraryahanka Borussia Dortmund Erling Braut Haaland ayaa la filayaa inuu usbuuciiba 500 kun ginni ka qaato kooxdiisa soo socota. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Norway ayaa si weyn loo filayaa inuu ka tago garoonka Westfalenstadion, laakiin kuma bixi ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 142aad
Dhimashadii Rayan oo dhaqaajisay qabliyo badan
Himilo – Boqor Maxamed-ka Marooko ayaa tacsi u diray waalidiinta wiilka dhintay kaddib markii uu ceel ku dhacay maalintii Talaadada ahayd iyadoo tan iyo maalintaas-na la waday dedaallo lagu soo bad-baadinayay. Hase yeeshee Rayan ayaa ugu dambeyn laga soo saaray ...
Read More »Zlatan Ibrahimovic oo qarka u saaran inuu qandaraaska u kordhiyo AC Milan
Himilo – Agaasimaha AC Milan Paolo Maldini ayaa shaaca ka qaaday in kooxdu ay kala xaajoonayso Zlatan Ibrahimovic heshiis kordhin. 40-sano jirkaan ayaa sii wada inuu shabaqa soo taabto Rossoneri sannadihiisii dahabiga ahaa, waxaana uu diiwangeliyay siddeed gool iyo labo ...
Read More »