Home / 2023 / March (page 3)

Monthly Archives: March 2023

Barnaamijka Todobaadka Dalka iyo Dadka

Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Todobaadka Dalka iyo Dadka.

Read More »

Dhibaatooyinka ay wajahayaan dadka Dawo dhireedka ka ganacsada, dhegeysi

ka badan hal milyan Soomaali ah ayaa wajahaya saameyn daran oo ka imaaneysa abaarta gobolada dalka ka jirta sida ay sheegtay hay’adda qaramada midoobay. Boqollaal qoys oo naf la caari oo nolol raadis ah ayaa maalinle u taga xeryaha ku ...

Read More »

Barnaamijka Kas-wadaag

Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Kas-wadaag.

Read More »

Barnaamijka Haweenka

Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Haweenka.

Read More »

Maqal:Barnaamijka Aqoon Kaal

Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Aqoon Kaal.

Read More »

Kaalinta dhallinyarada ee dib u dhiska dalka,Warbixin dhegeysi

Dhallinyarada oo ah Kheyraadka ugu weyn ee dalkasta ku faano ayaa dalkeenna ku wajahaya caqabado iyo halgan nololeed oo aad u dhib badan. Kuwa qaar ayaa markii qiyaastooda ay ka quusteen dalka go’aansaday in ay dalalka shisheeye maciin bidaan halkaas ...

Read More »

Bayern iyo AC Milan oo iska xaadiriyay afar dhamaadka UEFA

Kooxaha Kubadda Cagta ee AC Milan oo ka dhisan Dalka Talyaaniga iyo Bayern Munich oo ka dhisan Waddanka Germany ayaa xalay u gudbay 4 dhamaadka Koobka Kooxaha Qaaradda Europe ee Uefa Champions League. Labada Koox waxaa ay tartanka ka kala ...

Read More »

Maalinta caalamiga ee haweenka

Maalinta Caalamiga ee haweenka waa dhacdo si guud dunida looga xuso 8 Maarso sannad kasta tan iyo markii la sameeyay. Munaasabadaha maalintan la qabto waxaa lagu casuumaa haween kala duwan kuwaa oo ka dhex muuqda siyaasadda, dhaqaalaha, hal- abuurka  iyo ...

Read More »

khasaaraha Maaliyadeed ee Dhul gariirkii Turkiga oo la shaaciyay

Iyada oo Bil ka hor dalka Turkiga uu ku dhuftay Dhul Gariir ay ku dhinteen 45,000 oo qof ayaa dowladda Turkiga iyo Qaramada Midoobey waxaa ay shaaciyeen khasaaraha Maaliyadeed ee ka dhashay dhul gariirkaas. Warbixin ay soo saartay Qaramada midoobey ...

Read More »

Barnaamijka Aqoon-kaal

Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Aqoon-kaal.

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan