Riyaadu Saalixiin Casharka 98aad.
Read More »Yearly Archives: 2023
Dhegeysi:Barnaamijka Kaw-wadaag
Halkan ka dhegeyso Barnaamika Kas-wadaag.
Read More »Sidee ku soo ifbaxday Lacagta Electroonigga ah?, wareysi
Beeso ama Lacag; waa shey ka samaysan bir, shilinka, iyo warqad leh astaamo iyo calaamado kala duwan taas oo dadku isla garteen in wax lagu kala iibsado. Beesadu waa shey miisaan yar oo lagu qiimeeyo qadarka alaab, badeecad, guri, dhul ...
Read More »Riyaadu Saalixiin Casharka 96aad
Riyaadu Saalixiin Casharka 96aad.
Read More »Barayaal ka faa’ideystay saameynta Tignolojiyadda ee waxbarashada,Dhegeysi
Magaalada Muqdisho ayaa todobaadkii la soo dhaafay lagu qabtay Barnaamij ay ka faa’ideysteen Ardeyda horay uga qalin jebiyay jaamacadda Muqdisho ee hadda ah barayaasha Dugsiga Muqdisho qaarkood. Mowduuca ayaa ku saabsanaa Waxbarashada iyo saameynta ay ku leedahay Tignolojiyadda Casriga ah, ...
Read More »Riyaadu Saalixiin Casharka 95aad
Riyaadu Saalixiin Casharka 95aad.
Read More »Bola Tinubu oo ku guuleystay doorashadii Nigeria
Musharaxa xisbiga talada haya ee Nigeria, Bola Tinubu, ayaa loo doortay madaxweynaha dalka ugu dadka badan Afrika saacadihii hore maatan oo Arbac ah kadib doorasho Sabtidii iyo Axaddii dhacday oo ay la loollameen xisbiyada mucaaradka ah. Tinubu, gudoomiyihii hore ee ...
Read More »Riyaadu Saalixiin Casharka 94aad
Riyaadu Saalixiin Casharka 94aad.
Read More »Messi oo billad kale ku guuleystay
Weeraryahanka Xulka ARgentine iyo Kooxda PSG ee Lionel Messi ayaa ku guuleystay abaalgudka ugu wanaagsan Ragga ee ay bixiso FIFA , Messi waxaa uu billaddan ku garaacay xiddiga ay ka midyihiin Kylian Mbappe iyo Karim Benzema oo u dhashay Faransiiska. ...
Read More »Riyaadu Saalixiin,Casharka 93aad
Riyaadu Saalixiin,Casharka 93aad.
Read More »
Radio Himilo
