Home / 2024 / March

Monthly Archives: March 2024

Man City Vs Arsenal: kulanka ugu adag todobaadkan.

Himilo – Kulanka ugu xiisaha badan ayaa dhexmari doona kooxaha Man City iyo Arsenal kulan ka tirsan horyaalka premier league. Labadaba koox ayaa kulanka Soo galaya iyaga Oo u baahan in ay badiyaan Kulanka: Man City Vs Arsenal Tartanka: Premier ...

Read More »

Casharka Tafsiirka Maay 9aad

Read More »

Casharka Tafsiirka Maay 8aad

Read More »

Maalinta Caalamiga ee Tiyaatarka

Himilo — Maalinta Caalamiga ah ee Tiyaatarka waxaa markii ugu horreysay unkay Machadka Tiyaatarka Caalamiga sannadkii 1961. Farriinta sannadlaha ah ee ku jirta Dhambaalka maalintan waxaa qoray jean Cocteau taniyo sannadkii 1962-kii. 27 March sannadkii 1962 oo ku beegan daahfurka ...

Read More »

Casharka Tafsiirka Maay 7aad

Read More »

Muslimiinta Falastiin oo wajahayo dhibaato horleh.

Himilo ­­­- Boqollaal muslimiin ah oo doonayay inay salaadahooda ku oogan masjidka barakaysan ee Al-Aqsa ayaa waxaa weeraray ciidamada Isra’iil. Masjidka Al Aqsa oo muslimiinta muhiimad weyn u leh,  ku tukashadiisa waxaa u dhibtoonaya shacabka reer falastiin ah. Wararka ayaa ...

Read More »

Maalinta caalamiga ee Qaaxada

Himilo – 24 March sanad kasta si loo fududeeyo baahinta wacyiga iyo baraarugga la xiriira cudurka; iyada oo la qaadayo habab hal-b Maalinta caalamiga ee Qaaxadaeeg u noqon kara kahortagga iyo xad-u-yeelistiisa. Xus sanadeedkan ayaa loogu dabaal-degay asteynta taariikhdeed oo ...

Read More »

Casharka Tafsiirka Maay 6aad

Read More »

21 March: Maalinta Caalamiga ee Keymaha

Himilo – Goob  tiro baaxad sarreysa leh oo geedo ah ayaa si guud loogu yeeraa Keyn. Keymaha ifka oo dhan ku camiran waxay cabbirka dhulka kaga fadhiyaan 30%. Si kastaba, waxaa jira hoos u dhac la tilmaami karo oo ku ...

Read More »

Casharka Tafsiirka Maay 5aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan