Home / 2024 / March (page 3)

Monthly Archives: March 2024

8 Maarso – Maalinta caalamiga ee haweenka

Himilo – Maalinta Caalamiga ee haweenka waa dhacdo si guud dunida looga xuso 8 Maarso sannad kasta tan iyo markii la sameeyay. Munaasabadaha maalintan la qabto waxaa lagu casuumaa haween kala duwan kuwaa oo ka dhex muuqda siyaasadda, dhaqaalaha, hal- ...

Read More »

Maqal: Barnaamijka haweenkeena.

Bar haweenkena 01 03 2024

Read More »

Maqal: Barnaamijka Aqoonkaal

Read More »

Maxaa ka mid ah Cuntooyinka iyo cabitaannada kaa caawin kara dhimista miisaanka?

Himilo- Dad badan ayaa xiiseynaya inay wax ka dhimaan miisaankooda si ay caafimaad u helaan, kana takhalusaan dufanka xad-dhaafka ah, taaso ka hortagaysa suurtogalnimada in ay qaadaan cudurro badan oo halis ah. Sida lagu sheegay warbixin uu daabacay mareega “Control ...

Read More »

Maxaad ka ogtahay faa’iido darrada uu leeyahay Bunka la cabo subaxda hore?

Himilo- Daraasad-Bunka ama Qaxwada Subaxda hore la cabo waa caado ay dad badan leeyihiin, laakin ilaa xad intee le’eg ayay ku siin kartaa tamar kaa caawisa inaa howlahaaga ku qabsato? Koobka Bunka oo la cabo marka uu qofku hurdada ka ...

Read More »

Liverpool oo Shan Dhibcoodna Ku Qabatay Hoggaanka Premier League

Himilo- Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa ilbidhiqsiyadii ugu dambeeyey ka takhalustay Nottingham Forest oo ay marti u ahayd, waxaanay kaga soo adkaatay 1-0 iyadoo shan dhibcood kula wareegtay hoggaanka horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League, inkasta oo labada kooxood ee ay ...

Read More »

FIFA oo go’an lama filaan ah ka gaartay kaarkii Buluugga ee lagu soo kordhinaye kubadda cagta

Himilo _ Madaxweynaha FIFA Gianni Infantino ayaa meesha ka saaray in la dhaqangelin doono kaadhka buluug ah ee loogu talo galay in 10 daqiiqo ciyaartoyda garoonka looga saaro, isagoo yiri: “Kaadh cas ayaa loo taagay kaadhkii buluuga ahaa.” Xeer-dejiyeyaasha kubbadda ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan