Himilo-Waxaa si rasmi ah loo daahfuray Muqdishada Cusub, oo ah mashruuc cusub oo weyn oo laga hirgalinayo Waqooyiga Caasimadda Muqdisho. Degaanka cusub waxaa loo qorsheeyay inuu noqdo mid casri ah, oo la jaan qaadaya horumarka iyo baahida bulshada ee magaalada ...
Read More »Yearly Archives: 2024
18 December – Maalinta Caalamiga ee Afka Carabiga
Himilo- Maalinta Caalamiga ee Afka Carabiga waxaa loo dabaal-degaa 18 bisha December sannad kasta. Waxaana dhidibada u taagtay hey’adda UNESCO sannadkii 2010 si loogu dabaal-dego kala duwanaanshaha dhaqamada iyo in si simman loo adeegsado lixda luqadood ee rasmiga u ah ...
Read More »17 October – Maalinta Caalamiga ee Cirib-tirka Saboolnimada
Himilo – Maalinta Caalamiga ee Ciribtirka Faqriga waa munaasabad caalami ah oo sanad kasta 17 October loo dabaal-dego. QM ayaa si rasmi ah u aqoonsatay, hayeeshe abaabulkeeda wuxuu markii ugu horreysay ka hir-galay magaalada Paris ee dalka Faransiiska halkaas oo ...
Read More »Kumanaan Qof oo laga cabsi qabo inay ku dhintaan duufaanno ku dhuftay Mayotta
Himilo-ku dhowaad kumanaan qof, ayaa laga cabsi qabaa inay dhinteen ka dib markii duufaanta Chido ay ku dhufatay xeebaha badweynta Hindiya, gaar ahaanna jasiiradda Mayotte oo Faransiiska maamulo. Sarkaal sare oo maxalli ah ayaa ka digay, inay sii kordhi karto ...
Read More »Madaxweyihii Koonfurta Kuuriya oo xilka laga xayuubiyay
Himilo-Xildhibaanada baarlamaanka ayaa dhiibtay codkooda ku aadan mooshinka xilka qaadista ah, waxaana ay haatan warbaahinta gudaha dalkaas tabineysaa in la rajeynayo in natiijada cod bixxinta lagu ogaado saacad gudaheed, xilligaas oo ku aadan gudaha dalkaas, 17:30, kuna beegan 11:30 waqtiga ...
Read More »Liverpool oo barbaro lagashay Fulham.
Himilo-Kooxda Liverpool ayaa bar-baro la gashay kooxda Fulham kulan ka dhacay Anfield kana tirsanaa premier League. Liverpool ayaa inta badan ee ciyaarta ku dhamaystay 10 xiddig kadib markii laga saaray Andy Robertson. Fulham waxa goolasha u dhaliyay xiddigaha Andreas Pereira ...
Read More »Kuuriyada Koofureed: Wasiir laga badbaadiye in uu isdilo.
Himilo_Dalka Kuuriyada Koonfureed ayaa galay xaalad siyaasadeed oo jahwareer badan ku jiro, kaddib markii laga horyimid lana diiday qorshe ay dalka xaalad deg deg ah ku galiyeen Madaxweynaha dalkaasi iyo xubno ku dhaw dhaw oo xukuumadiisa katirsan Wasiirka difaaca dowladda ...
Read More »Maxaan ka naqaanaa Xabsiga Sednaya ee Syria caanka ka ahaa?
Himilo-Xabsida SEDNAYA oo ahaa Meeshii Bashar Al-Asad uu ku cadaabi jiray shacabka Syria ee arimaha siyaasadda laxariira loo heysto ayaa ugu dambeyntii albaabada loo laabay. Xabsiga SEDNAYA oo ku yaala banaanka caasimada Dimishiq ee suuriya ayuu nidaamkii hore dadka ku ...
Read More »10 December- Maalinta Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha
Himilo FM – Maalinta Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha waxaa la xusaa sanad kasta 10-ka bisha Dec – oo ah maalintii Kalfadhiga Guud ee QM uu la qabsaday Baaqa Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha sanadkii 1948-kii. Waxaana loo sameeyay xuquuqda aadanaha Dukuminti lagu ...
Read More »9 December – Maalinta caalamiga ee ka dhanka ah Musuqmaasuqa
Himilo FM – Sanad kasta adduun dhan hal tirilyan oo doolarka Maraykanka ah ayaa lagu bixiyaa laaluush, halka cadad lagu qiyaasay 2.6 tirilyan oo doolar xatooyo ahaan loogu dhaco musuqmaasuq. Si kale marka loo dhigo, adduunka ku baxa musuqmaasuqa sannad kasta ...
Read More »
Radio Himilo
