Home / 2024 (page 20)

Yearly Archives: 2024

Aabbe u geeriyooday gabadhiisa oo kaalinta 4-aad ka gashay tartanka quruxda tarteed.

Himilo-Tartanka quruxda gobolka ee ka dhacay magaalada Altamira ee dalka Brazil ayaa kusoo idlaaday masiibo ka dib markii aabaha dhalay mid ka mid ah tartamayaasha uu bilaabay inuu toogto garsoorayaasha sabab la xiriirta gabadhiisa oo gashay kaalinta afaraad. Dhacdadan yaabka ...

Read More »

Man City Oo Garaacday Man United, kuna guuleysatay Koobka Community Shield

Kooxda Man City ayaa garaacday Man United kuna guulaystay tartanka Community Shield-ka kadib kulan lagu kala badiyay rikoodhayaal. Kulanka ayaa ahaa mid adag oo ay labada kooxood isku awood ahaayeen. Man United ayaa si fiican u difaacatay waxana ay Man ...

Read More »

Daraasad: 25% dawooyinka Afrika laga isticmaalo waa been abuur, waxayna sababeen dhimashada 500,000 oo qof

Himilo – Cilmi-baaris muhiim ah ayaa soo jeedinaysa in ilaa 25% daawooyinka Afrika laga isticmaalo inay yihiin kuwo been-abuur ah ama tayo xun leh, taasoo keenaysa walaac ku saabsan inay sabab u tahay dhimashada bukaanno tiro badan. Cilmi-baarayaal ka socda ...

Read More »

Rasul-wasaarihii dalka Bangladesh oo la’ dal qaabila xilli ay baxsad tahay

Himilo – Sheikh Xasiina tan iyo markii ay si dirqi ah Bangladesh uga baxsaday oo ay  gashay dalka Hindiya waxay ladahay dal qaabila iyadoo halka ay haatan ku sugan tahay nafto ku aamini la’aday, Dhowr dal ay u dirsaday magacgalyo ...

Read More »

Waa kuma ninka badalay hogaamiyihii siyaasada ee Xamas Haniyeh?

Himilo- Ururka Xamaas ayaa ku dhawaaqay, in Yaxya Sinwaar oo ahaa madaxii Xamas ee Gaza loo magacaabay hogaamiyaha ugu sarreeya garabka siyaasadda, si uu u beddlo Ismaaciil Haniya oo todobaad ka hor lagu dilay caasimadda Iran ee Tehran. Yahya Al-Sinwar ...

Read More »

Barcelona oo dhamaystirtay Saxiixa Dani Olmo.

Barcelona ayaa heshiis la gaartay kooxda RB Leipzig si ay ugala wareegto xiddiga Dani Olmo, sida laga soo xigtay Fabrizio Romano. Ka dib markii ay waayeen bartilmaameedkii ugu sarreeyay ee Nico Williams, Blaugrana waxay ku qasbanaadeen inay diiradda saaraan bartilmaameedyo ...

Read More »

Bar Aqoonkaal 2 Aug 2024

Bar Aqoonkaal 2 Aug 2024-

Read More »

Bar Hawenkeena 02 08 2024

Read More »

Qoyskii nolasha taajirnimada ka doorbiday inay dawarsadaan!

Himilo – Lammaane maalqabeen ah oo u dhashay Japan ayaa ku dhawaaqay in adduun wixii ay ka qabeen oo dhan lacag gaaraysa 200 bilyan oo lacagta Japan ugu deeqayaan hey’adaha samaflka iyo daryeelka – iyaga oo markaas kadib noqonaya kuwo ...

Read More »

Waa imisa tirada shacabka Falastiiniyiinta ee ciidanka Israel ay dileen?

Himilo-Waxaa siibadanaya tirada dadka shacabka ah ee Yahuudu ku xasuuqeen dhulka Falastiiniyiinta, tiradu markan waxay gaartay 39,583 Falastiiniyiin ah oo ladilay tan iyo markii Israa’iil ay bilaawday duullaanka Gaza 7-dii Oktoobar, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Gaza. Ilaa 91,398 ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan