Home / 2024 (page 22)

Yearly Archives: 2024

Maxaa kala socotaa isbadalka galbeedka Africa ee xilkii ka tuuray hogaamiyaasha Xisbiyada Europe.

Himilo- Waa kuma hogaamiyaha Qabsaday qalbiyada dadka African-ka cabsida xooggana ku beeray dalalka Europe ee Fransiinku ugu horeey? Maxaa kala socotaa isbadalka ka jira galbeedka Africa ee sababay in Xisbiyadii Europe hogaamiynaye badankooda xilka laga tuuro? ninka badalay Tomas Sanka, ...

Read More »

Nigeria oo $220 milyan doolar ku ganaaxdey Meta

Nigeria ayaa xadgudubyo aawadeed ganaax dhan $220 milyan oo doolar ku dhufatay Meta, shirkadda iska leh Facebook iyo WhatsApp. Guddiga tartanka federaalka iyo ilaalinta macaamiisha (FCCPC) ayaa Jimcihii ku eedeeyay Meta inay ku xad gudubtay ilaalinta xogta dalka iyo sharciyada ...

Read More »

Taariikh kooban oo ku saabsan AUN Sheekha Cusmaan Xiddig

Himilo – Alle ha u Naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Caalimkii weeynaa ee Sheekh Cismaan Sheekh Cumar Sheekh Daa’uud (Sheekh Cismaan Xiddig). Maalmihii la soo dhaafay ayuu Sheekhu ku xanuusanaa Magaalada Muqdisho halkaa oo ugu dambeytii ku geeriyooday sida ...

Read More »

Gabar geeriyootay kadib markii raashiin xad-dhaaf ah ay cuntay

Himilo – Pan Xiaoting, oo ah 24 jir Shiinees ah ayaa geeriyootay iyadoo live- ugu jirto baraha bulshada kadib markii ay cuntay raashiin xad dhaaf ah. Dhandada gabadhan ay ku geeriyootay horay ayaa dalka shiinaha looga mamnuucay kadib markii dhowr ...

Read More »

Maalinta caalamiga ah ee caddaaladda adduunka

Himilo – Sannad kasta 17-ka July dadka dunidu waxay u dabaaldegaan maalinta caalamiga ah ee caddaaladda adduunka , maalintan ayaa loo qoondeeyay kor u qaadista caddaaladda dembiyada caalamiga ah iyo la dagaallanka dembiilayaasha gala dembiyada waaweyn ee saameeya bulshada caalamka. ...

Read More »

Tababarihii xulka qaranka England Gareth Southgate oo shaqada ka tagay.

Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa afka furtay kadib markii uu ka tagay shaqada tababaranimo ee xulka. Gareth Southgate ayaa ka tagay booskiisa xulka England kadib markii uu xulku ku fashilmay final-kii tartanka Euro 2024. “Anigoo ah nin ...

Read More »

Imisa guri ayuu leeyahay ninka ugu hodansan qaaradda afrika?

Himilo – Dad badan ayey layaab ku noqotay hadal uu sheegay ninka ugu taajirsan qaarada Afrika Aliko Dangote, kaddib markii uu ninkan shaaciyay in labo guri kaliya uu leeyahay, kuwaas oo ku kala yaalla magaalooyinka Kanu iyo Lagos ee dalka ...

Read More »

CHAMPIONS! Xulka Argentina oo Ku Guulaystay Copa America.

Himilo – Xulka qaranka Argentina ayaa ku guulaystay koobka Copa America 2024. Argentina ayaa Garaacay Xulka Colombia kulankii final ka tartanka. Kulanka ayaa ahaa mid adag oo ay labada xul Isla dhibaatoodeen. Xul walba waxa ka go’nayd in uu ku ...

Read More »

15 July – Maalinta Caalamiga ee Xirfadaha Dhalinyarada.

Himilo – 15 July sanad kasta waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ee Xirfadaha Dhalinyarada si loo weyneyno doorka da’yartu ku leeyihiin horumarka iyo kobaca dhaqaaalaha ee wadamadooda. Ujeedada ugu weyn ee Maalintan ayaa sida wacyiga door ahaaneed ee awoodda ...

Read More »

Xulka Spain oo Ku Guulaystay Euro 2024

Xulka qaranka Spain ayaa ku guulaystay koobka Euro 2024 iyaga oo garaacay xulka Nasiibka xun ee England. Kulanka ayaa ku bilowday si dar-dar leh iyaga oo Spain ahaa xulka raadinaya in ay badiyaan. Dhinacooda xulka England ayaa difaac ku jiray ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan