Yearly Archives: 2024
Waa kuwee 10-ka dal ee ugu dadka badan Aduunka?
Himilo- Sida ay baahisay hey’adda Worldometer tirade dadka ku nool dunida ayaa gaartay 8.1 billion sanadkan kala barka ah oo taas oo ka dhigay qiyaasaadkii lasameynaye tiro kabadan inay soo bixi doonto dhamaadka sanadka 2024-ka. Hadabada halkan waxaan kuugu soo ...
Read More »1-da June: Maalinta caalamiga ee waalidiinta
Himilo – Intii lagu guda jiray siddeetameeyadii, Qaramada Midoobay ayaa billowday inay diiradda saarto arrimaha la xiriira qoyska. Sannadkii 1983-dii, iyada oo laga duulayo tallooyin uu soo jeediyay golaha dhaqaalaha iyo bulshada, guddiga hay’adda ee horumarinta bulshada ayaa baaq uu ...
Read More »Maalinta Caalamiga ah ee Nabad ilaalinta Qaramada Midoobay
Himilo – Maalinta Caalamiga ah ee Nabad ilaalinta Qaramada Midoobay, waxaa loo dabaal degaa 29 May sannad kasta, waa maalin maamuus loogu sameynayo shaqaalaha sida hagar la’aanta uga qeyb noqday in dal kale ay amni ka dhigaan, in ka badan ...
Read More »Casharka Tafsiirka Maay 17aad
Waa imisa lacagta Zako ahaan ay u bixiyaan muslimiinta caalam-ku sanadkiiba?
Bangiga Aduunka ayaa shaaciye dhaqaalaha ka soo xarooda lacagaha zakada oo ay bixiyaan muslimiinta caalam-ku. Sanadba, sanadka ka dambeeya waxaa sii badanaya dhaqaalaha ay bixinayaan muslimiinta caalam-ku marka lagaaro bisha Zakada. Zakadu waa tiirka saddexaad oo uu islaamku ku dhisan ...
Read More »Casharka Tafsiirka Maay 16aad
Bar haweenkeena 24 05 2024 sax.
Pep Guardiola Oo Shaaciyey Liiska Xiddigaha Man City ee FA Cup
Himilo – Finalka FA Cup ayay maanta ku loolami doonaan kooxaha isku magaalada ah ee Manchester United iyo Manchester City oo ay ciyaartoydoodu shalay u safreen magaalada London oo garoonka Wembley Stadium lagu dheeli doono finalka. Goolhaye Ederson oo dhaawac ...
Read More »
Radio Himilo
