Yearly Archives: 2024
Casharka Tafsiirka Maay 53aad
Shacabka Lubnaan oo bilaabay inay ku soo noqdaan guryahooda.
Himilo-Barakacayaasha Lubnaan ayaa bilaabay inay dib ugu laabtaan koonfurta dalka iyadoo rajada laga qabo in uu dhaqan-galo heshiiska xabad joojinta ee u dhexeeya Hezbollah iyo Israel. Dadka rayidka ah ayaa bilaabay inay u dhaqaaqaan dhanka koonfureed, si ay markale ugu ...
Read More »Bar aqoonkaal 27 Nov 2024
Casharka Tafsiirka Maay 52aad
Ninkii ugu da’da weynaa dunida oo ku geeriyooday da’ada 112 sano
John Alfred Tinniswood ayaa ku geeriyooday xaruunta daryeelka ee Southport ee Britain, halkaas oo uu ku noolaa. wuxuu noqday ninka ugu da’da weyn dunida bishii April ee sanadkan, kadib markii Juan Vicente Pérez Mora uu geeriyooday isagoo jira 114 sano ...
Read More »Casharka Tafsiirka Maay 51aad
Taariikh nololeedka Wariyihii weynaa Cabdirasaaq Xaaji Maxamed Siraad
Alle ha u naxariisto waxaa magaalada Hargeysa ku geeriyooday Cabdirisaaq Xaaji Maxamed Siraad oo ahaa wariyihii ugu waqtiga dheer ee ka soo shaqeeya BBC laanta Afka Soomaaliga. Wariye Cabdirasaaq Xaaji Maxamed Siraad ayaa ahaa saxafi rugcaddaa ah oo in ka ...
Read More »Bar Haweenkeena 22 11 2024
Dadka u dhashay kuuriyada koofureed oo bilaabay inay iscayiliyaan si aan ciidanka loogu darin
Himilo- Nin u dhashay Koonfur Kuuriya oo 26 jir ah ayaa lagu helay dambi ah inuu ka baxsaday waajibaadka qaran kadib markii uu si ula kac ah miisaankiisa u kordhiyay si uu uga fogaado inuu ku biiro ciidanka militariga. Maxkamadda ...
Read More »
Radio Himilo
