Home / 2024 (page 8)

Yearly Archives: 2024

Ceeryaamo kala qarisay dadkii ku noolaa dalka Pakistan

Himilo-Ceeryaamo aan caadi ahayn oo ka jirtay magaalada Lahore ee dalka Pakistan ayaa khasabtay in mas’uuliyiinta dalkaas ay xiraan dhamaan iskuulaadka hoose muddo todobaad ah. Laga bilaabo Isniinta, 50% shaqaalaha dowlada waxay ku shaqayn doonaan guryahooda, Tallaabooyinka kale waxaa ka ...

Read More »

Yaxaaskii ugu weynaa taariiqda xayawaanada la xanaaneeyo oo geeriyoday

Himilo- Yaxaaskan oo dhararkiisu uu gaaraye 5.48 mitir waxaa lagu haye dalka Australian, Muddo qarni kabadan, waxa uuna geeriyooday isagoo da’diisu tahay 110 sanno. Yaxaaska oo culeyskiisu gaaraye hal ton, ayaa xaaladiisa caafimaad sii xumaanaysay tan iyo Oct 15, sida ...

Read More »

2-da Nov- Maalinta caalamiga ee dhammeynta isla xisaabtan la’aanta dambiyada ka dhanka ah saxafiyiinta

Himilo- Labo iyo tobankii sanno ee tagay waxaa la dilay in ka badan 1,000 weriye, celcelis ahaan waxay u dhigantaa in afartii maalinba dili dhaco. Keliya sannadkii hore waxaa la dilay 94 saxafi 11 ka mid ah waxaa saldhig u ...

Read More »

Roobab qasaaro gaystay oo ku dhuftay dalka Spain.

Himilo- Ugu yaraan 95 qof ayaa ku dhintay daadadkii ugu dhimashada badnaa ee ku dhuftay Spain taariikhdeeda casriga ah, ka dib markii roobab mahiigaan ah ay ka da’een gobolka bari ee Valencia. Maamulka Valencia ayaa sheegay, in fatahaaddu qaadday buundooyin ...

Read More »

31 October – Maalinta Caalamiga ee Magaalooyinka

Himilo- Maalinta Magaalooyinka Caalamka waxaa sannadkii 2013-ka ku dhawaaqay Kal-fadhiga Guud. Taniyo markaas 31 October sanad kasta ayaa loo dabaal-degaa. Markii ugu horreysay xuska Maalinta Caalamiga ee Magaaloobidda waxaa lagu qabtay Shanghai dalka Shiinaha 31 Oct sanadkii 2014. Waxaana halheys ...

Read More »

Aasaasaha shirkada TikTok oo noqday qofka ugu taarjirsan Shiinaha

Himilo-Aasaasaha TikTok, Zhang Yiming ayaa noqday ninka ugu taajirsan Shiinaha isagoo haysta hanti ku dhow $50 bilyan. Zhang, oo lagu naanayso “boqorka muuqaalada gaagaaban,” ayaa markii ugu horeysay kaalinta koowaad kaga soo baxay Liiska dadka ugu Taajiriinta Shiinaha, hantidiisuna waxay ...

Read More »

Israel oo xasuuq ba’an ka geysatay dalka Lebanon

Ugu yaraan 60 qof ayaa lagu dilay weerarada Israa’iil ee gobolka Bekaa ee Bariga Lubnaan, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Lubnaan. Laba carruur ah ayaa ka mid ah dadka la dilay weeraradaas, iyadoo 12 goobood oo ku yaalla gobolka Baalbek, ...

Read More »

Casharka Tafsiirka Maay 43aad

Read More »

Rodri oo ku guulaystay Ballon d’Or- sanadka 2024.

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man City iyo xulka Spain ee Rodri ayaa ku guulaystay abaalmarinta Ballon d’Or-ka ee sanadka 2024. Rodri ayaa sheegay in uu tababaraha xulkiisa ee Luis de la Fuente u sheegay xiddig u qalmay abaalmarinta in ...

Read More »

Casharka Tafsiirka Maay 42aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan