Himilo – Falastiin waxay astaan u tahay baahida loo qabo caddaalad caalami ah, sida uu sheegay Prof. Salman Sayyid oo ka tirsan Jaamacadda Leeds ee UK, isaga oo ka hadlayay shir caalami ah oo lagu qabtay magaalada Istanbul. Sayyid ayaa ...
Read More »Monthly Archives: May 2025
Suudaan: 70 qof oo u dhintay cudurka daacuunka labo maalin gudahood
Wasaaradda Caafimaadka Sudan ayaa Khamiistii sheegtay in ugu yaraan 70 qof ay u dhinteen cudurka cholera magaalada Khartuum laba maalmood gudahood. Warbixin laga soo xigtay warbaahinta maxalliga ah ee Sudanakhbar ayaa sheegay in mas’uuliyiintu ay la tacaalayaan faafitaanka cudurka cholera ...
Read More »Bar Haweenkeenna
Eto’o, Adebayor, Okocha oo ciyaar muujinaysa nabadda ka ciyaaray Soomaaliya
Himilo – Saddex xiddig oo caan ka ahaa kubadda cagta Afrika – Samuel Eto’o, Emmanuel Adebayor, iyo Jay-Jay Okocha – ayaa Talaadadii ka qaybgalay ciyaar bandhig ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho, Soomaaliya, taas oo loogu talagalay in lagu soo ...
Read More »Qareenno Ingiriis ah oo dawladooda ka dalbaday inay cunaqabatayn saarto Israa’iil
Himilo – In ka badan 800 qareen, garsoorayaal hore iyo khubaro sharci ayaa si wadajir ah u saxiixay warqad furan oo ay ku dalbanayaan in dowladda UK ay cunaqabatayn saarto mas’uuliyiinta Israa’iil ee lagu eedeeyay ku xadgudubka sharciga caalamiga ah ...
Read More »Bar Aqoon-kaal
Waa imisa tirada wariyaasha reer Falastiin ee lagu dilay marinka Gaza?
Himilo – Duqeyn ay ciidamada Israa’iil ka fuliyeen waqooyiga Gaza ayaa Axaddii lagu dilay saxafiga Falastiini ah Hassan Majdi Abu Warda, taasoo tirada guud ee wariyeyaasha lagu dilay Gaza tan iyo bishii Oktoobar 2023 ka dhigeysa 220, sida ay sheegeen ...
Read More »Ruushka iyo Ukraine oo billaabay is-weydaarsi maxaabiis oo ballaaran
Himilo – Ruushka iyo Ukraine ayaa bilaabay is-weydaarsi maxaabiis ballaaran Jimcihii, iyagoo mid walba sii daayay 270 askari iyo 120 maxbuus rayid ah, sida ay sheegeen labada dhinac. Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa sheegay in wajiga koowaad ee is-weydaarsigu uu ...
Read More »Haweeneyda ugu dheer iyo midda ugu gaaban dunida oo kulmay
Himilo-Haweeneyda ugu dheer adduunka iyo midda gaaban ayaa ku kulmay magaalada London si ay ugu dabaal degaan Maalinta Diiwaan-gelinta Guinness World Records. Rumeysa Gelgi, oo dhererkeedu yahay 215.16 sentimitir iyo Jyoti Amge, oo cabirkeedu yahay kaliya 62.8 sentimitir ayaa ku ...
Read More »21 May – Maalinta Caalamiga ee Is-dhex-galka Dhaqamada.
Himilo – Saddex dalool kamid ah iska hor imaadyada dunida ka jira waxaa lagu celiyaa ku kala duwanaanta dhaqamada, marka loo eego mareegta hey’adda QM. Buuxinta daloolkaas ee ka dhex jira dhaqamada iyo caadooyinka kala duwan waxay lama huraan u ...
Read More »
Radio Himilo
