Home / 2025 / May (page 2)

Monthly Archives: May 2025

20 May – Maalinta Caalamiga ah ee Shinnida

Himilo – Maanta oo kale sanad kasta waxaa adduunka laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Shinnida oo ay u aqoonsatay Qaramada Midoobay iyada oo xoogga lagu saarayo muhiimada ay aadamaha iyo noolayaasha kale ay u leedahay, waxaana la  qabta xaflado ...

Read More »

WHO oo wajahaysa dhibaato dhaqaale oo halis ah kadib go’aannadii maamulka Trump

Himilo – Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa furay shirweynihiisii sannadlaha ahaa iyadoo uu wajahaya mid ka mid ah caqabadahii dhaqaale ee ugu darnaa 77 sano, kadib go’aankii maamulka Trump ee ahaa in Maraykanku yareeyo taageerada dhaqaale ee ururka isla markaana ...

Read More »

Boqollaal dadweyne ah oo Australia ka mudaharaaday si ay u xusaan sannadguurada 77aad ee Nakba

Himilo – Boqolaal dadweyne ah ayaa Axaddii isugu soo baxay magaalada Melbourne si ay u xusaan 77 sano kadib dhacdadii Nakba, taasoo ah barakicintii khasabka ahayd ee loo geystay in ka badan 750,000 oo Falastiiniyiin ah sanadkii 1948, sida ay ...

Read More »

Kenya: Rag lagu qabtay kumannaan quraanjo ah oo ay maxkamad xukuntay

Himilo – Laba dhalinyaro oo Belgian ah, Lornoy David iyo Seppe Lodewijckx, oo labaduba 19 jir ah, ayaa lagu qabtay 5,000 oo quraanjo ah gudaha gobolka Nakuru ee dalka Kenya, waxaana lagu xukumay ganaax dhan $7,700 ama xabsi hal sano ...

Read More »

15-May maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed

Himilo – Maanta oo kale Waxaa dalka Soomaaliya laga xusaa maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ,kuna beegan aas aaskii Ururkii dhaliyarada SYL, iyadoona munaasabado lagu weyneynaayo lagu qabto qeybaha kala duwan ee dalka . Maalintani ayaa waxa lagu xasuustaa dadaalkii iyo doorkii ...

Read More »

Chelsea oo go’aan ka gaaraysa mustaqbalka tababare Enzo Maresca kahor kulamada ugu dambeeya xilli ciyaareedka

Himilo – Chelsea ayaa la sheegay inay go’aan rasmi ah ka gaartay mustaqbalka tababare Enzo Maresca, iyadoo aysan qorsheynin inay xilka ka qaaddo xilli ciyaareedkan dhamaadkiisa, xaalad kasta oo uu ku idlaado. Maresca oo Stamford Bridge yimid xagaagii hore kadib ...

Read More »

Muxuu yahay ujeedka safarka Donald Trump ee Khaliijka?

Himilo – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saaka ka degay caasimadda Sacuudi Carabiya ee Riyadh, isaga oo bilaabay booqasho rasmi ah oo taariikhi ah oo uu ku tagayo saddex waddan oo ku yaalla Khaliijka toddobaadkan. Trump ayaa lagu wadaa inuu ...

Read More »

Tirada dadka ku barakacay gudaha dalalkooda oo gaartay heerkii ugu sarreeyay abid – 83 milyan

Himilo – Warbixin cusub oo kasoo baxday Xarunta Dabagalka Barakaca Gudaha (IDMC) ee hoos tagta Guddiga Qaxootiga Norwegian Refugee Council ayaa shaaca ka qaaday in tirada dadka ku barakacay gudaha dalalkooda ay gaartay 83.4 milyan dhammaadkii 2024, taasoo ah tiradii ...

Read More »

Pakistan oo si buuxda u furtay hawadeeda kadib heshiis xabbad joojin ah oo ay la gashay Hindiya

Himimo – Dowladda Pakistan ayaa si buuxda u furtay hawadeeda dhammaan noocyada duulimaadyada Sabtidii, taasoo muujineysa hoos u dhaca xiisaddii militari ee u dhexeysay Pakistan iyo Hindiya, kadib heshiis xabbad-joojin ah oo dhowaan la gaaray. Labada dal ayaa xayiraado ballaaran ...

Read More »

Gaza: In ka badan 65,000 oo carruur ah oo halis ugu jira dhimasho gaajo ah oo ay sababtay go’doominta Israa’iil

Himilo – Maamulka Gaza ayaa Jimcihii sheegay in in ka badan 65,000 oo carruur ah ay si degdeg ah ugu jiraan halis dhimasho sababo la xiriira macaluul ba’an, taasoo ay sababtay go’doominta ay Israel ku hayso Marinka Gaza tan iyo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan