Yearly Archives: 2025
Muqdisho iyo maalinta koowaad ee Ciidda carafo
HINDIYA: Ra’iisul Wasaare Modi oo daahfuray buundada tareenka ugu dheer adduunka ee Kashmiir
Himilo – Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa si rasmi ah u daahfuray buundada tareenka ugu dheer caalamka oo laga dhisay togga Chenab ee ku yaalla gobolka lagu muransan yahay ee Jammu iyo Kashmiir, taas oo qeyb ka ah mashruuc ...
Read More »05 June – Maalinta caalamiga ah ee degaanka
Himilo — Muddo aan u fog, waxaan qodaynay godkii lagu xabaali lahaa nolosha degaanka; kheyraad walba oo ku dihan iyo baxaali quruxsanaanteeda waxaa lagu waday dhac iyo wax-yeelo joogto ah; mana jirto mas’uuliyad umadeed oo la iska saaray si wadajir ...
Read More »Iibka xoolaha iyo u diyaar-garowda Iidda
Himilo – Saaxibkiis ayuu ku waayay carafadii hore, kaddib markii geeska lo’ uu si lama filaan ah docda uga muday. Shiine Yuusuf, oo mid ka mid ah ragga xoolaha qala, ayaa weli la nool xusuustaas murugada leh. Inkasta oo ay ...
Read More »Maxaabiis ka baxsatay xabsi ku yaalla Pakistan
Himilo – In ka badan 200 maxbuus ayaa ka baxsaday xabsiga ku yaalla magaalada dekedda leh ee Karachi ee koonfurta Pakistan, kaddib markii dhul-gariir dhibaato u geystay gidaarrada xabsiga, sida uu sheegay Wasiirka Koowaad ee gobolka Sindh, Murad Ali Shah. ...
Read More »Hindiya oo diiwaangelisay kiisas cusub oo COVID-19 ah oo gaaraya 4,000
Himilo – Hindiya ayaa Isniintii diiwaangelisay afar dhimasho oo cusub oo la xiriirta cudurka COVID-19, iyadoo tirada guud ee dadka la xaqiijiyay inay qabaan fayraska ay kusii dhowdahay 4,000, sida lagu sheegay warbixintii ugu dambeysay ee kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ...
Read More »Warbixin: Isbeddelka cimilada waa dilaa aamusan
Himilo – In ka badan 4 bilyan oo qof—qiyaastii kala bar dadka dunida—ayaa la kulmay ugu yaraan hal bil oo kulayl daran ah inta u dhaxeysay May 2024 ilaa May 2025, taas oo si toos ah loola xiriiriyay isbedelka cimilada ...
Read More »Falastiin waa baahi caalami ah oo caddaaladeed
Himilo – Falastiin waxay astaan u tahay baahida loo qabo caddaalad caalami ah, sida uu sheegay Prof. Salman Sayyid oo ka tirsan Jaamacadda Leeds ee UK, isaga oo ka hadlayay shir caalami ah oo lagu qabtay magaalada Istanbul. Sayyid ayaa ...
Read More »Suudaan: 70 qof oo u dhintay cudurka daacuunka labo maalin gudahood
Wasaaradda Caafimaadka Sudan ayaa Khamiistii sheegtay in ugu yaraan 70 qof ay u dhinteen cudurka cholera magaalada Khartuum laba maalmood gudahood. Warbixin laga soo xigtay warbaahinta maxalliga ah ee Sudanakhbar ayaa sheegay in mas’uuliyiintu ay la tacaalayaan faafitaanka cudurka cholera ...
Read More »
Radio Himilo
