Yearly Archives: 2025
Eto’o, Adebayor, Okocha oo ciyaar muujinaysa nabadda ka ciyaaray Soomaaliya
Himilo – Saddex xiddig oo caan ka ahaa kubadda cagta Afrika – Samuel Eto’o, Emmanuel Adebayor, iyo Jay-Jay Okocha – ayaa Talaadadii ka qaybgalay ciyaar bandhig ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho, Soomaaliya, taas oo loogu talagalay in lagu soo ...
Read More »Qareenno Ingiriis ah oo dawladooda ka dalbaday inay cunaqabatayn saarto Israa’iil
Himilo – In ka badan 800 qareen, garsoorayaal hore iyo khubaro sharci ayaa si wadajir ah u saxiixay warqad furan oo ay ku dalbanayaan in dowladda UK ay cunaqabatayn saarto mas’uuliyiinta Israa’iil ee lagu eedeeyay ku xadgudubka sharciga caalamiga ah ...
Read More »Bar Aqoon-kaal
Waa imisa tirada wariyaasha reer Falastiin ee lagu dilay marinka Gaza?
Himilo – Duqeyn ay ciidamada Israa’iil ka fuliyeen waqooyiga Gaza ayaa Axaddii lagu dilay saxafiga Falastiini ah Hassan Majdi Abu Warda, taasoo tirada guud ee wariyeyaasha lagu dilay Gaza tan iyo bishii Oktoobar 2023 ka dhigeysa 220, sida ay sheegeen ...
Read More »Ruushka iyo Ukraine oo billaabay is-weydaarsi maxaabiis oo ballaaran
Himilo – Ruushka iyo Ukraine ayaa bilaabay is-weydaarsi maxaabiis ballaaran Jimcihii, iyagoo mid walba sii daayay 270 askari iyo 120 maxbuus rayid ah, sida ay sheegeen labada dhinac. Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa sheegay in wajiga koowaad ee is-weydaarsigu uu ...
Read More »Haweeneyda ugu dheer iyo midda ugu gaaban dunida oo kulmay
Himilo-Haweeneyda ugu dheer adduunka iyo midda gaaban ayaa ku kulmay magaalada London si ay ugu dabaal degaan Maalinta Diiwaan-gelinta Guinness World Records. Rumeysa Gelgi, oo dhererkeedu yahay 215.16 sentimitir iyo Jyoti Amge, oo cabirkeedu yahay kaliya 62.8 sentimitir ayaa ku ...
Read More »21 May – Maalinta Caalamiga ee Is-dhex-galka Dhaqamada.
Himilo – Saddex dalool kamid ah iska hor imaadyada dunida ka jira waxaa lagu celiyaa ku kala duwanaanta dhaqamada, marka loo eego mareegta hey’adda QM. Buuxinta daloolkaas ee ka dhex jira dhaqamada iyo caadooyinka kala duwan waxay lama huraan u ...
Read More »20 May – Maalinta Caalamiga ah ee Shinnida
Himilo – Maanta oo kale sanad kasta waxaa adduunka laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Shinnida oo ay u aqoonsatay Qaramada Midoobay iyada oo xoogga lagu saarayo muhiimada ay aadamaha iyo noolayaasha kale ay u leedahay, waxaana la qabta xaflado ...
Read More »WHO oo wajahaysa dhibaato dhaqaale oo halis ah kadib go’aannadii maamulka Trump
Himilo – Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa furay shirweynihiisii sannadlaha ahaa iyadoo uu wajahaya mid ka mid ah caqabadahii dhaqaale ee ugu darnaa 77 sano, kadib go’aankii maamulka Trump ee ahaa in Maraykanku yareeyo taageerada dhaqaale ee ururka isla markaana ...
Read More »
Radio Himilo
