Home / 2025 (page 30)

Yearly Archives: 2025

24 January maalinta caalamiga ah ee waxbarashada

Himilo-Dalalka caalamka ayaa maanta u dabbaaldegay xuska maalinta waxbarashada oo xambaarsan xuquuq aadane, dan guud iyo mas’uuliyad dadweyne. Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay 24-ka Janaayo inay tahay maalinta caalamiga ah ee waxbarashada, iyadoo loo dabaaldegayo ...

Read More »

Ethiopia oo ku biirtay dowladaha Dahabka ka macaasha

Himilo-Wasaaradda Ganacsiga Itoobiya, ayaa sheegtay in Itoobiya ay ka heshay $1.5 bilyan dhoofinta dahabka qeybtii hore ee sanadka miisaaniyada hadda jirta. Wasiirka Ganacsiga dalkaas Kassahun Gofe ayaa sheegay in tani ay fursado muhiim ah u abuuraysa alaabooyin kala duwan oo ...

Read More »

Ac Milan Oo Dhamaystirtay Saxiixa Kyle Walker

Himilo-Kooxda Ac Milan ayaa dhamaystirtay saxiixa xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Man City ee Kyle Walker sida uu xaqiijiyay Fabrizio Romano. Xiddiga Kyle Walker ayaa lala xidhiidhinayay kooxo badan kadib markii uu xaqiijiyay in uu isaga tagayo kooxda Man City. ...

Read More »

Maqaal: Dhuxusha: Dhibaatada ay Ku Heyso Deegaanka iyo Xalka Suuragalka ah

Himilo-Wadada isku xirta Muqdisho illaa Afgooye waxaa maalin walba lagu arkaa tobanaan qawaari ah oo sida qoryo dhuxul laga shidayo. Markasta oo aad ku safarto wadadan in aad aragto gawaarida qoryaha tirada badan sida waxay tusaale u tahay saameynta ba’an ...

Read More »

Trump oo saacadii ugu dambeyse ka gaaray shirkada Tiktok

Himilo-Madaxwenaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay, in ay aad ugu badantahay in uu barta bulshada ku xiriirto ee TikTok siin doono muddo 90-cisho ah, xilli gudaha Mareykanka uu ka  dhaqan galay Amarka maxkamadu ay dalkaa uga mamnuucday. TikTok ayaa gudaha ...

Read More »

Xamaas oo sii deysay 3 la heystayaal reer Israel ah

Himilo-Gaadiidka hay’adda Laanqayrta Cas ayaa billaabay inay gudaha u galaan marinka Qasa, si ay u soo qaadaan 3 maxaabiista Israa’iiliyiinta oo dhammaantood haween ah oo ay Xamaas sii deynayso maalinta koowaad ee heshiiska xabbad-joojinta. Israa’iil ayaa xaqiijisay in ay billowday ...

Read More »

Salax Iyo Van Dijk oo ka tagaya Liverpool

Himilo-Mohamed Salah ayaa laga yaabaa inuu ka tago Liverpool ka dib wadahadalo cusub oo lala yeeshay labo shaqsi oo muhiim ah, iyadoo fursada uu ugu biiri karo koox gaar ah haatan lagu qiimeeyay 99 boqolkiiba. Taageerayaasha Liverpool ayaa ku raaxaysanaya ...

Read More »

Mareykan-ka oo cunaqabateyn saaray hogaamiyaha ciidanka Sudan

Mareykanka ayaa cunaqabateyn saaray madaxa Golaha madax bannaanida Suudaan, Jen. Abdel Fattah Al-Burhan Waxaa lagu eedeyay ciidanka uu hoggaamiyo ee militariga Suudaan inay duqeymo ka geysteen goobaha la ilaaliyo, xarumaha Caafimaadka, iskuullada iyo suuqyada Sidoo kale waxaa lagu eedeyay joojinta ...

Read More »

Maxaa ka cusub heshiiska Xamas iyo Israel ay gaareen?

Himilo-Israel iyo Xamaas ayaa heshiis xabbad-joojin ah gaaray, kaas oo dhaqan galaya 19-ka Janaayo 2025, iyagoo soo afjaraya 15 bilood oo dagaal daba dheeraaday oo sababay khasaare nafeed iyo burbur baaxad leh oo ka dhacay Gaza. Heshiiskan, oo ay dhexdhexaadiyeen ...

Read More »

shirkadda Tiktok oo beenisay in Elan Musk uu iibsanayo

Warbaahinta caalamka qaarkood , ayaa baahiyay warar sheegaya in bilyaneerka iska leh barta bulshada ee X, Elon Musk uu iibsanayo saami kamid ah barta bulshada dhaxdeeda caanka ka ah Tiktok, si aan looga xirin bartaasi dalka Mareykanka. Dowladda Mareykanka , ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan