Himilo – Wafa Saqer ayaa noqotay haweenaydii ugu horeysay ee Time-jare ka noqotay dalka Sacuudi Carabiya. Shaqadeeda, hadal-heyn badan ayay baraha bulshada ka dhalisay haweeneydan tima jaraha ka noqotay Sacuudiga. taas oo ay dadku u qaateen in ragga ay u ...
Read More »Author Archives: Ahmed Haaddi
Maqal- Bar Bandhigga Dhaqaalaha
Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 65aad
Maqal- Barnaamijka Kas-Wadaag
Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 64aad
La kulan: Haweeney Eygeeda u kireysay diyaarad dhan
Himilo – Haweeney ku nool dalka India ayaa duulimaad diyaaradeed u kireysay keliya Eygeeda. diyaaradda oo aheyd nooca raaxada waxay Eyga ugu ijaaray lacag ka badan 3,300 doollar. Duulimaadkan wuxuu ahaa mid gaaban oo qaatay keliya labo saac. Diyaaradda ayaa ...
Read More »Andre Onana oo ay ku loolamayaan laba koox oo reer Italy ah
Himilo – Goolhayaha Ajax Andre Onana ayaa lagu soo waramayaa inuu kasoo muuqday bartilmaameedka suuqa kala iibsiga ee Inter Milan iyo Napoli. Onana wuxuu hadda gudanayaa sagaal bilood oo ganaax ah oo ku saabsan dambi isaga oo sii maqnaanaya ilaa ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 63aad
Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal
Alexander Isak waa kee xiddiga uu u beddelayo Arsenal
Himilo – Arsenal ayaa bartilmaameedsanaysa Alexander Isak si ay u noqoto badalka Pierre-Emerick Aubameyang Arsenal waxay diyaar u tahay inay dalab u dirto weeraryahanka Real Sociedad Alexander Isak mustaqbalka. Pierre-Emerick Aubameyang ayaa weli ah weeraryahanka kooxda Arsenal, inkasta oo qaab ...
Read More »