Home / Author Archives: Mahad Mohamed (page 11)

Author Archives: Mahad Mohamed

La kulan: Ninka Jidadka ku midabeeya Ubaxyo si ay dadku ugu farxaan!

Albert Einstein oo ahaa aqoon-yahan Yuhuudi-Maraykan ah ayaa wuxuu yiri: “Adduunyada waa meel halis u leh nolosha Aadanaha. Mana ahan inay ku nool yihiin dad xun – waa in dadkii samaha u saaxiibka ahaa aysan gudan mas’uuliyaddii wanaagsaneyd.”Inta badan ma ...

Read More »

Mikel Arteta oo ku kalsoon in Aubameyang uu baaqi ku ahaan doono Arsenal

Mikel Arteta ayaa ku kalsoon in xiddiga Pierre-Emerick Aubameyang uu kooxda sii joogi doono isla markaanna laacibka reer Gabon uu baaqi ku aahan doono Emirates.Aubameyang waxa qandaraaskiisa kooxda kaga haray muddo 12 bilood laakiin Arteta waxa uu leeyahay “ Waxaa ...

Read More »

Lautaro Martinez oo Barcelona ku biiraya 2021

Himilo – Lautaro Martinez ayaa ku farraxsan in uu xilli cayaareed kale ku qaato Inter Milan isaga oo ku biiraya Barcelona sannadka 2021-ka. Madaxa fulinta Inter Milan Giuseppe Marotta ayaa xaqiijiyay in Barcelona kamid tahay kooxaha xiiseynaya Lautaro Martinez kahor ...

Read More »

Qoys gurigooda ku xanaaneeya duur-joogta ugaarsiga ku dhibban

Himilo – Xarunta Animal Ark waa goob gaar loogu xanaaneeyo duur-joogta Maharashtra ee dalka Hindiya taas oo qaabisha xayawaannada aqoontoobay lana ugaarsaday waalidiintii dhalay. Waxaa dhisay mid kamid ah dhaqaatiirta xaafadda kaas oo fahmay lagama haraanka ugaarsiga, hayeeshe aan haddana ...

Read More »

Liverpool oo xiiseynaysa Ismaila Sarr

Himilo – Cayaaryahanka Watford  Ismaila Sarr ayaa la rumeysan yahay in uu bartilmaameed u yahay kooxda tababare Jurgen Klopp kahor suuq furanka xagaaga. Sarr oo Watford kaga soo biiray Rennes adduun dhan £30m sannadkii hore ayaa dhaliyay shan gool isaga ...

Read More »

Xaafadda ugu nadaafadda badan qaaradda Aasiya

Himilo – Badi magaalooyinka waaweyn ee dalka Hindiya waxay caan ku yihiin la dhinac jiifsiga qashinka iyo bulaacadaha, hayeeshe xaafadda Mawlynnong kuma jirto kuwaas. Dadka xaafaddan uma hayaan dulqaad yar aragtida qashinka waxayna waqtigooda ku bixiyaan hubsashada in mitir kasta ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Doorasho

Read More »

Liverpool iyo Man City oo xiiseynaya laacib reer Brazil ah

Himilo – Liverpool iyo Manchester City ayaa la soo warinayaa inay doonayaan saxiixa cayaaryahanka kooxda Sevilla Diego Carlos inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga. 27 jirka ayaa bandhig wanaagsan ka sameeyay horyaalka La Liga xilli cayaareedkan kaddib markii uu ...

Read More »

Nin 145 shahaado Jaamacadeed ah ku hantay muddo 30 sano ah

Himilo – Professor VN Parthiban, oo wax ka dhiga magaalada Chennai ee dalka Hindiya wuxuu qaatay 145 degree jaamacadeed ah 30-kii sano ee lasoo dhaafay. Mana lahan qorshe uu ku joojiyo wax-barashada waqtiga nolosha uga dhiman. Safarka tacliintiisa wuxuu ku ...

Read More »

Quique Setien oo Barcelona sii joogaya

Himilo – Tababaraha Barcelona Quique Setien ayaa sii joogi doonna kooxda kaddib markii uu wadahadallo adag la qaatay madaxweynaha Barcelona Josep Maria Bartomeu Axaddii tagtay. Kooxda reer Catalan ayaa laga qaaday horyaalka Spain ee La Liga oo ay ku guuleysatay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan