Home / Caafimaad (page 4)

Caafimaad

16 October- Maalinta caalamiga ee cuntada

Himilo- Dadka caalamka ee ku nool deegaanada magaalooyinka ayaa ahaa 5% sannadkii 1800 marka la eego xoggaha hay’adda Qaramada Midoobay. Tiradaasi way korortay iyadoo noqotay 47% sannadkii 2000. Muddo 10 sanno gudaheed ah, waxaa la filayaa in tirada gaarto 65% ...

Read More »

Casharka Tafsiirka Maay 35aad

Read More »

13 October – Maalinta caalamiga ah ee yareynta khatarta musiibada

Himilo – Masiibada oo ah wax alle laga magan galo, ayaa lagu micneeyaa dhacdo si lama filaan ah u dhacda, taasoo carqaladeeysa habsami socodka noloshada bulsho. Waxey sababtaa khasaare baahsan oo nafeed, mid maal iyo ku soo gaara degaanka, kaas ...

Read More »

10 October – Maalinta Caalamiga ee Caafimaadka Dhimirka

Himilo- Inta lagu jiro nolosha ka danbeysa qaangaarka, qeyb ballaaran oo waqtigeenna kamid ah waxaan ku bixinaa shaqada. Waaya’aragnimadeenna shaqada waa mid kamid ah siyaalaha go’aamiya badqabkeenna. Shaqaalaha iyo maareeyaasha waxay ku noqoneysaa lama huraan hubsashada badqabka sixo iyo wacnaanta ...

Read More »

07, October maalintii Israel dunida ay ku horjabtay.

Himilo- Ururka Xamaas ee Falastiin ayaa maanta oo kale sanadkii hore weerar aan horey noociisa loo arag ku qaaday dhulka ay Israel maamusho, kaas oo noqday weerarkii ugu weynaa ee ay Israel la kulanto 75-kii sano ee maamulkeedan uu jiray. ...

Read More »

WHO oo shaacisay tirada dadka uu ku dhacay Mpox Qaarada Africa.

Himilo- Warbixin dhawaan ka soo baxday, Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa lagu sheegay in ku dhawaad 30,000 oo kiis oo xanuunka mpox laga diiwaan galiye Afrika tan iyo bilowgii sannadkan. Sida ay sheegtay hay’adda caafimaadka ee Qaramada Midoobay, dadka ugu ...

Read More »

Australia oo xakamayneysa da’da ay caruurtu ku isticmaali karaan baraha bulshada.

Dowlada Australia oo qorsheyneysa inay xakameyso caruurta da’da ay ku isticmaali karaan baraha bulshada kadib markii la ogaaday inay ka dhashaan xanuuno maskaxeed iyo kuwo nafsi ah. Rasul-wasaaha dalkaa Anthony Albanese waxa uu sheegay in dowladadiisu ay qorsheyneyso inay soo ...

Read More »

07 September – Maalinta caalamiga ah ee yareynta wasaqeynta hawada

Himilo – Sahan ay sameysay hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, ayaa lagu ogaaday in 99% dadyowga dunida ay qaataan hawo aanan nadiif ahayn oo ay ku jiraan walxo wax u dhimi kara caafimaadka aadanaha. Daraasadda oo laga sameeyay 6-kun oo magaalo oo ka tirsan 117-dal oo ...

Read More »

Maqaal: Xaalufinta deegaanka iyo dhibaatada ay ku hayso Soomaaliya’

Himilo- Maxaa Layiraahdaa Dhir? Dhirto waa nooleyaal cagaaran oo ku tiirsan qoraxda si ay u sameeyaan tamar. Waxay ka kooban yihiin jirrid, laamo, caleemo, iyo xidido, waxayna soo saaraan. Dhirto waxay ka mid tahay  qaybaha ugu muhiimsan ee nolosha, waxayna ...

Read More »

Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan xanuunka furuqa daanyeerka ‘Mpox’

Himilo – Hay’adda caafimaadka adduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo WHO ayaa sheegtay in cudurka furuqa daanyeerada Mpox uu yahay xaalad degdeg ah oo caafimaad oo dunida oo idil wajahday. Ku dhawaaqidda hay’adda waxaa ka horreysay xaruunta xakamaynta iyo ka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan