Tababaraha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa kulanka Manchester City ugu yeedhay ciyaartoy aanu sharcigu u ogolayn oo mamnuuc ay tahay inuu ciyaaro kulankaas, waxaana uu laacibkani ciyaartoyda kooxdiisa ula safri doonaa magaalada Manchester. Los Blancos ayaa ...
Read More »Cayaaro
RASMI: Xiddigaha Arsenal Ee Kulanka Aston Villa Ee Galabta Oo La Shaaciyey – Yaa Ka Maqan Gunners?
Himilo – Mikel Arteta ayaa qarka u saaran in uu dib u helo dhamaan ciyaartoydiisii dhaawaca kaga maqnaa iyadoo horyaalkuna galay waqtigii dhamaadka oo ay toddoba ciyaarood oo kali ahi ka hadhsan yihiin marka ay soo dhamaadaan kulamada usbuucan. Arsenal ...
Read More »Antonio Rudiger Oo Si Shaqsi Ah Ugu Hanjabay Erling Haaland Ka Hor Kulanka Caawa Ee Champions League
Antonio Rudiger ayaa qirtay inuu dagaalka uu la geli doono Erling Haaland kulanka Madrid ka dhacaya caawa ee Champions League uu noqon doono mid shaqsiyadeed. Daafaca Real Madrid Rudiger ayaa wajihi doona howsha ah inuu celiyo Haaland marka ay Man ...
Read More »Man City Vs Arsenal: kulanka ugu adag todobaadkan.
Himilo – Kulanka ugu xiisaha badan ayaa dhexmari doona kooxaha Man City iyo Arsenal kulan ka tirsan horyaalka premier league. Labadaba koox ayaa kulanka Soo galaya iyaga Oo u baahan in ay badiyaan Kulanka: Man City Vs Arsenal Tartanka: Premier ...
Read More »Liverpool oo Shan Dhibcoodna Ku Qabatay Hoggaanka Premier League
Himilo- Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa ilbidhiqsiyadii ugu dambeeyey ka takhalustay Nottingham Forest oo ay marti u ahayd, waxaanay kaga soo adkaatay 1-0 iyadoo shan dhibcood kula wareegtay hoggaanka horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League, inkasta oo labada kooxood ee ay ...
Read More »FIFA oo go’an lama filaan ah ka gaartay kaarkii Buluugga ee lagu soo kordhinaye kubadda cagta
Himilo _ Madaxweynaha FIFA Gianni Infantino ayaa meesha ka saaray in la dhaqangelin doono kaadhka buluug ah ee loogu talo galay in 10 daqiiqo ciyaartoyda garoonka looga saaro, isagoo yiri: “Kaadh cas ayaa loo taagay kaadhkii buluuga ahaa.” Xeer-dejiyeyaasha kubbadda ...
Read More »Wayne Rooney Oo Magacaabay Labada Kooxood Ee Premier League Ee Uu Doonayo Inuu Tababare U Noqdo.
Himilo- Wayne Rooney ayaa ka quusanin riyadiisa ah inuu tababare ka noqdo Premier League, gaar ahaan kooxaha ku riyoonayo inuu tababare u noqdo ee Manchester United iyo Everton. Rooney ayaa wadar ahaan 16 sannadood ka ciyaaray garoomada Goodison Park iyo ...
Read More »Liverpool oo Ku Guuleysatay Carabao Cup
Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa ku guuleysatay koobka Carabao Cup, kaddib markii ay 1-0 kaga badisay Chelsea ciyaar lagu daray 30 daqiiqadood oo dheeraad ah taas oo inta badan ay Reds ku dheelaysay carruur yaryar kaddib markii ay dhaawacyo ragaadiyeen. ...
Read More »Arsenal oo Dhulka ku Jiiday Newcastle United
Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa laba dhibcood oo kaliya usoo jirtay kooxda hoggaaminaysa horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League ee Liverpool kaddib markii ay 4-1 ku karbaashtay Newcastle United oo xiddigihii uu Sucuudigu lacagta badan kusoo iibiyey ay shaqayn waayeen. ...
Read More »David de Gea oo ku biiraya koox ka dhisay horyaalka Laliga
Himilo – Goolhayaha shaqo la’aanta ah ee David de Gea ayaa go’aan weyn ka gaadhay mustaqbalkiisa inkasta oo uu xilli ciyaareedkan oo dhan ka maqnaa garoomada oo uu koox la’aan ahaa tan iyo markii ay fasaxday Manchester United xagaagii. David ...
Read More »