Home / Cayaaro (page 3)

Cayaaro

Eberechi Eze oo ku wajahan Tottenham Hotspur

Himilo – Gudoomiyaha kooxda Tottenham Hotspur Daniel Levy ayaa lagu soo waramayaa inuu la xiriiray madaxa Crystal Palace Steve Parish. Eberechi Eze ayaa dhawaan noqon kara ciyaaryahan Tottenham Hotspur, sida uu qabo Fabrizio Romano. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Crystal Palace ...

Read More »

Manchester City oo ka fekereysa in ay ka af-duubato Chelsea Xavi Simons

Himilo – Xiddiga reer Holland ayaa heshiis shaqsi ah la gaaray Blues ka hor inta uusan u dhaqaaqin Stamford Bridge, laakiin kooxuhu wali wax heshiis ah ma gaarin. Taasi waxay albaabka u furi kartaa inay City soo gasho oo ay ...

Read More »

Chelsea oo miiska u saartay Liverpool lacag dhan 50 milyan oo euro

Himilo – Sida laga soo xigtay Defensa Central, Chelsea ayaa kor u qaaday dhaqdhaqaaqeeda suuqa kala iibsiga iyagoo 50 milyan oo euro usoo bandhigay daafaca dhexe ee Liverpool Ibrahima Konaté. Tallaabadan ayaa timid iyadoo laga jawaabayo dhaawaca halista ah ee ...

Read More »

Xidig ka tirsan Real Madrid oo diiday inuu u dhaqaaqo Saudi Arabia

Himilo Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid Dani Ceballos ayaa si cad u sheegay inuu doonayo inuu ku laabto Real Betis, isagoo diiday fursad uu ugu dhaqaaqo Saudi Arabia xagaagan, sida lagu sheegay warbixin kasoo baxday Fichajes. 29-sano jirkaan ayaa ...

Read More »

Laacib hore oo maanta derbi-jiif noqday

Himilo – Cabdimuncin Maxamed  oo 79 jir ah wuxuu yaraantiisii jeclaa kubadda uuna ka daawan jiray televeshinka cayaaraha koobka adduunka. Xilli uu dhiganaayay fasalka lixaad ee dugsiga hoose ayuu bilaabay cayaarista kubadda cagta. Ninkan ayaa u soo cayaaray naadiyo kala ...

Read More »

Capello oo ka hadlay sida uu Rafael Leao uga faa’iidaysan karo macalin Allegri

Himilo – Fabio Capello waxa uu ka filayaa xiddiga Milan Rafael Leao qaab ciyaareed heersare ah oo joogto ah. Milan ayaa isku diyaarinta xilli ciyaareedka ka bilowday Milanello, tababaraha cusub ee Rossoneri Allegri ayaa durba daryeelaya Leao, kaasoo la filayo ...

Read More »

Lionel Messi oo la saadaaliyay xiliga uu ka fariisanayo ciyaaraha

Himilo – Lionel Messi ayaa la saadaaliyay in uu soo afjari doono mustaqbalkiisa quruxda badan sanadka soo socda iyada oo Emmanuel Petit uu soo jeediyay in koobka adduunka 2026 uu noqon karo kiisii ugu dambaysay. Halyeeyga Barcelona waxa uu ku ...

Read More »

Waa maxay sababta uusan Cristiano Ronaldo uga qaybgalin aaska Diogo Jota?

Himilo – DiogoJota, oo 28 jir ah, ayaa galabnimadii Sabtida lagu aasay qabuuraha Gondomar ee dalka Portugal, ka dib markii isaga iyo walaalkii, Andre Silva, oo 25 jir ahaa, ay dhinteen, markii uu gaari kula burburay subaxnimadii hore ee Khamiista ...

Read More »

Eto’o, Adebayor, Okocha oo ciyaar muujinaysa nabadda ka ciyaaray Soomaaliya

Himilo – Saddex xiddig oo caan ka ahaa kubadda cagta Afrika – Samuel Eto’o, Emmanuel Adebayor, iyo Jay-Jay Okocha – ayaa Talaadadii ka qaybgalay ciyaar bandhig ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho, Soomaaliya, taas oo loogu talagalay in lagu soo ...

Read More »

Chelsea oo go’aan ka gaaraysa mustaqbalka tababare Enzo Maresca kahor kulamada ugu dambeeya xilli ciyaareedka

Himilo – Chelsea ayaa la sheegay inay go’aan rasmi ah ka gaartay mustaqbalka tababare Enzo Maresca, iyadoo aysan qorsheynin inay xilka ka qaaddo xilli ciyaareedkan dhamaadkiisa, xaalad kasta oo uu ku idlaado. Maresca oo Stamford Bridge yimid xagaagii hore kadib ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan