Home / Cayaaro (page 98)

Cayaaro

Liverpool oo u dhaqaaqi karta Ousmane Dembele

Himilo – Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay u furan tahay u dhaqaaqista weeraryahanka kooxda Barcelona Ousmane Dembele suuq furanka bishan Janaayo. Reds ayaa goor sii horreysay soo qaadatay weeraryahanka reer Jabaan Takumi Minamino oo ay kala soo wareegeen kooxda ...

Read More »

Bruno Fernandes oo si weyn u xiiseynaya in uu ku biiro Man United

Himilo – Khadka dhexe ee kooxda Sporting Lisbon Bruno Fernandes ayaa lagu soo waramayaa in uu xiiso weyn u qabo in uu ku biiro Manchester United suuq furanka bishan. Ciyaaryahanka 25 jirka ah ayaa si weyn loola xiriirinayay in uu ...

Read More »

Barcelona oo u bandhigaysa Xavi in uu noqdo beddalka Valverde

Himilo – Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay u bandhigayso ciyaaryahankii hore ee kooxda, Xavi heshiis uu ku beddalo maamulaha hadda ee kooxda Ernesto Valverde. Kooxda reer Catalan ayaa laga cirib-tiray koobka Super Cup-ka ee Spain kaddib markii guuldarro ...

Read More »

Real Madrid oo Barcelona kula dagaalameysa saxiixa Lautaro Martinez

Himilo – Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay u aragto weeraryahanka Inter Milan Lautaro Martinez saxiixa macquulka ah oo ay sameyn karto bishan Janaayo ama xagaaga soo socda. Isaga oo gacan ka geystay 14 gool oo Serie A ...

Read More »

Kabtanka Man United oo wadahadalo kula jira Inter Milan

Himilo – Ashley Young ayaa lagu soo waramayaa in uu wadahadalo kula jiro kooxda Inter Milan si uu ugu saxiixo heshiis muddo 18 billood ah iyadoo uu dhacayo qandaraaska uu kula joogo Man United. Ciyaaryahanka ayaan wali la furan wadahadal ...

Read More »

Sadio Mane oo ku garaacay Salah ciyaaryahanka sannadka ee qaaradda Afrika

Himilo – Sadio Mane ayaa loo magacaabay ciyaaryahanka sannadka ee qaaradda Afrika ee 2019 Confederation of African Football’s Player of the Year. Weeraryahanka reer Senegal ayaa ku garaacay abaal-marintan laacibka ay isku kooxda yihiin ee Mohamed Salah- oo horay u ...

Read More »

Marca: Barcelona ma sameynayso saxiixyo cusub suuq furanka Janaayo

Himilo – Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in aysan qorsheynayn saxiixyo cusub oo ay sameyso suuq furanka bishan Janaayo. Goor sii horreysay, kooxda reer Catalan ayaa lala xiriiriyay magacyada ciyaaryahanno waaweyn xilli la filayo in ciyaaryahanno ka tagaan garoonka ...

Read More »

Liverpool oo aan dooneyn ciyaaryahanada Mbappe iyo Sancho

Himilo – Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay xiiso u qabin ciyaaryahanada Kylian Mbappe iyo Jadon Sancho oo u kala ciyaara kooxaha Paris Saint-Germain iyo Borussia Dortmund. Mbappe oo ku jira xilli ciyaareedkiisii seddexaad ee PSG ayaa la wariyay ...

Read More »

Juventus oo xiiso u muujisay Mauro Icardi

Himilo – Juventus ayaa la tilmaamayaa inay u aragto weeraryahanka Inter Milan Mauro Icardi saxiix suuragal ah. Icardi ayaa hadda bartamaha ka joogga xilii ciyaareed uu ammaah kula joogo kooxda Paris Saint-Germain oo xaq u leh inay heshiis joogta ah ...

Read More »

Arsenal oo diiday dalab Roma ay si rasmi ah kula wareegayso Mkhitaryan

Himilo- Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay diiday dalab uga yimid Roma oo la xiriira ciyaaryahanka Henrikh Mkhitaryan sida ay qortay Forza Roma. Roma ayaa dooneysa inay Mkhitaryan kula wareegto heshiis joogta ah suuq furanka bishan. Ciyaaryahanka reer Armenia ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan