Himilo FM –Maryan Nuux Muuse waxay ku dhalatay magaalada Muqdisho gaar ahaan dagmada Shibis sannadkii 1998-kii, waxay ku barbaartay isla dagmadaasi iyada oo halkaasi kaga aflaxday dugsi Qur’aan kaddib Maryama waxay ku biirtay mid kamid ah iskuulada maadiga gaar ahaan ...
Read More »Dalka
La kulan – laacibkii ugu horreeyay ee seddex gool ka dhaliya Stadium Muqdisho
Himilo FM – Maxamed Ismaaciil Cali oo ku caan baxay Siteey waxa uu ku dhashay magaalada Cadan ee dalka Yeman sannadkii 1961-kii. Maxamed waxa uu ahaa nin aad u jecel waxabarashada inkastoo ugu danbeyn uu ka gaaray illaa iyo heerka ...
Read More »Taariikhda halyey Bashiir Jeenyo
Bashiir Cilmi Maxamed waxa uu ku dhashay degmada Warta Nabadda ee gobalka Banaadir sannadkii 1955-kii, waxa uu kamid ahaa ciyaartoydii ugu wanaagsanaa ee soo mara kubadda cagta dalka inta la xasuusto. Bashiir waxa uu ahaa shaqsi jecel in uu meel ...
Read More »Wax ka ogow taariikhda ciyaaryahankii hore ee Xasan Cafiif
Himilo FM –Magaciisa oo dhameystiran waa Xasan Cafiif Yaxye waxa uu ku dhashay magaalada Mowshi ee dalka Tanzania sannadkii 1952-kii, waxa uu ku barbaaray gudaha dalka gaar ahaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose. Waxa uu kubadda ku soo ...
Read More »Taariikh: Orodyahankii hore ee Cabdi Guuleed Cali
Himilo FM –Cabdi Guuleed Cali waxa uu ku dhashay magalaada Buula Barde ee gobalka Hiiraan sannadkii 1950-kii, waxa uu ku barbaraay isla degmadaasi isaga oo halkaasi kaga aflaxay dugsi Qur’aan kaddib waxa uu u wareegay waxbarashada maadiga. Bishii Febraayo sanaddii ...
Read More »Q. 1aad : Taariikhda kubadda cagta Soomaaliya 1935-1960
Himilo FM –Kubadda cagta waa mid kamid ah noocyada cayaaraha ee sida weyn loo xiiseeyo, dadka jecel kubadda cagta ayaa lagu sheegaa 4 Bilyan oo ruux marka loo eego dadka ku nool dacalada dunida oo lagu qiyaaso 7.7 Bilyan, taasi ...
Read More »La kulan – Garsooraha heerka caalami ee Maxamed Soomaali
Himilo FM –Maxamed Nuur Muxidiin oo ku caan baxay magaca Maxamed Soomaali waxa uu ku dhashay degmada Yaaqshiid ee gobalka Banaadir, sanaddii 1989-kii. Waxa uu ku barbaaray magaalada Obakh ee dalka Jabuuti. Waxa uu dugsi Qur’aan iyo dugsi hoose ku ...
Read More »Soomaaliya: Goolhaye caan ah oo hakiyay ciyaarista kubadda cagta
Himilo FM – Xasan Cabdullaahi oo ku magac dheer Karaama waxa uu qeyb ka yahay ciyaartoyda ugu magaca sarreeya kubadda cagta Soomaaliya, waxa uu ka ciyaara booska goolhayenimada isaga oo hadda kamid ahaa kooxda Horseed. Waxa uu u soo ciyaaray ...
Read More »Taariikhda: Garsooraha heerka caalami ee Suleymaan Sh Bashiir
Himilo FM – Suleymaan Bashiir Cabdi waxa uu ku dhashay dagmada Shibis ee gobalka Banaadir sannadkii 1988-dii, waxa uu dugsiga Qur’aanka ku dhameeyay isla dagmadaasi. Markii uu dhameystay dugsiga waxa uu ku biiray dusgiga Mujamac isaga oo halkaasi ku dhameeyay ...
Read More »Garsoore ilaa xog-haye – Nolasha Xasan Fareey
Muqdisho – Hassan Mohamed Mohamud oo ku magac dheer Xasan Fareey,waxa uu ku dhashay magaalada Muqdisho,gaar ahaan degmada Boondheere,01-October-1957,waa mid ka mid ah shaqsiyaadka aadka loogu qadariyo Sportiga dalka gaar ahaan kubadda cagta,waxa uu ciyaaraha kusoo galay heer cayaaryahan isaga ...
Read More »