Home / Dibada (page 6)

Dibada

Inter Milan oo ceshan karta Sanchez

Himilo – Inter Milan ayaa sheegtay in ay ceshan karto cayaaryahanka Alexis Sanchez oo kooxda ku jooga ammaah si looga saxiixo heshiis rasmi ah sida laga soo xigtay madaxa fulinta kooxda  Giuseppe Marotta. 31 jirka ayaa Inter ku biiray xagaagii ...

Read More »

Man United oo yareynaysa xiisaha Grealish si ay diiradda u saarto Sancho

Himilo – Manchester United ayaa hoos u dhigtay xiisaha kabtanka Aston Villa Jack Grealish si ay diiradda u saarto Jadon Sancho. Grealish ayaa ka caawiyay Aston Villa in aysan dib ugu laaban horyaalka Ingiriiska maalintii ugu danbeysay ee xilli cayaareedkan. ...

Read More »

Man City oo wali wadahadallo ku saabsan Torres kula jirta Valencia

Himilo – Mancheste City ayaa lagu soo waramayaa inay wali wadahadallo kula jirto kooxda Valencia iyad dooneysa saxiixa Ferran Torres. City ayaa galeysa suuqa kaddib markii laga qaaday xannibaadii labada sanno ee koobka Yurub, taasi oo sidoo kale xoojineysa niyadda ...

Read More »

Man United oo aan ka soo bixi karin dalabka lacageed ee Sancho.

Himilo – Manchester United ayaa diidan inay bixiso £110m oo ah dalabka lacageed ee cayaaryahanka kooxda Borussia Dortmund Jadon Sancho. Sancho ayaa si weyn loola xiriiriyay Man United oo ku qasban inay oggolaato lacag badan kaddib markii ay u soo ...

Read More »

Man City oo dooneysa saxiixa Dani Ceballos

Himilo – Manchester City ayaa xiiseynaysa saxiixa cayaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid Dani Ceballos inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga. 23 jirka ayaa ammaah ku jooga Arsenal ol-olaha 2019-20 isaga oo dhaliyay labo gool islamarkaana caawiyay labo kale ...

Read More »

Barcelona oo dhageysaneysa dalabaadka Antoine Griezmann

Himilo – Barcelona ayaa diyaar u ah in ay dhageysato dalabaadka cayaaryahanka Antoine Griezmann inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga. Griezmann ayaa Barcelona kaga soo biiray Atletico bishii July ee sannadkii hore laakiin cayaaryahanka Faransiiska ah ayaa ku dhibtooday ...

Read More »

Man United oo diiday kordhinta heshiisyada KMG ee Sanches iyo Smalling

Himilo – Man United ayaa meesha ka saartay suurtagalnimada in ay fasaxdo Alexis Sanchez iyo Chris Smalling oo ammaah uga maqan illaa dhammaadka Europa League. Labada cayaaryahan ayaa heshiis ku-meel-gaar ah ugu biiray Inter Milan billowgii xilli cayaareedkan. Sida qorshaha ...

Read More »

Arsenal £13.6m ku dooneysa cayaaryahanka katirsan Sporting Lisbon

Himilo – Arsenal ayaa £13.6m ku dooneysa garabka kooxda Sporting Lisbon Joelson Fernandes. 17 jirka ayaa ka soo baxay akaadeemiyadda kooxda isaga oo noqday cayaaryahankii ugu da’da yaraa ee kulan ku soo billowda. Kooxo badan sida Barcelona iyo Juventus ayaa ...

Read More »

Kai Havertz oo mustaqbalkiisa u caddeeyay kooxdiisa Jarmalka

Himilo – Weeraryahanka kooxda Bayer Leverkusen Kai Havertz ayaa u cadddeeyay kooxdiisa Jarmalka in uu doonayo ku biirista Chelsea suuq furanka xagaaga. Mustaqbalka 21 jirka ayaa waxaa ka soo baxaya warar kala duwan iyada oo ay xiiseynayaan kooxo badan oo ...

Read More »

Aubameyang oo wali rajo ka qaba ku biirista Barcelona

Himilo – Kaptanka Arsenal Pierre-Emerick Aubameyang ayaa la soo warinayaa in uu rajo ka qabo ku biirista kooxda Barcelona suuq furanka xagaaga. 31 jirka ayaa sameeyay bandhig wanaagsan ol-olaha 2019-2020 isaga oo dhaliyay 25 gool 42 kulan oo ah dhammaan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan