Kooxda kubadda koleyga Dekkeda ayay u suurto gashay inay qeybta koowaad ee horyaalka ku macsalaameyso guul iyadoo xaqiiqsatay inay dhulka dhigtay kooxdii ku soo xigtay dhanka kala horeynta ee horseed. Dekkeda ayaana toddobo jeesto ku garaacday dhigeeda Horseed kulankii galabta ...
Read More »Habka-Nolosha
Manchester City oo barbaro goolal la’aan ah la gashay Norwich
Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa ku booqatay Norwich City gegadaCarrow Road kulan ka tirsanaa horyaalka Premier League oo ay u soo daawasho tageen 26,323 taageere. Sergio Aguero ayaa ku sigtay inuu laba goor gool ka dhaliyo Canaries hayeeshee goolhaye ...
Read More »Kooxaha kubadda koleyga Horseed iyo Dekedda oo wada dheelaya
Kooxaha kubadda koleyga Horseed iyo Heegan ayaa dheelaya kulankii 44aad ee horyaalka heerka koowaad ee kubadda koleyga xagaagan. Waa kulankii ugu danbeeyay oo labada kooxood ay dheelaan qeybta hore ee horyaalka oo kulan kale uun uu ka harsan yahay. Dekedda ...
Read More »Messi oo ku guuleystay abaalmarinta sanadka ee Ballon d’Or
Ciyaaryahanka Messiee u dhashay dalka Argentina ayaa ku guuleystey abaalmarinta sanadka ee ciyaaryahanka ugu wanaagsanaa caalamka ee Ballon d’Or. Xaflad weyn oo lagu qabtay magaalada Zurich ee dalka Switzerland ayaa waxaa lagu doortay ciyaaryahanada caalamka ee ugu wanaagsanaa sanadkii hore ...
Read More »
Radio Himilo
