Home / Haweenka (page 7)

Haweenka

La kulan: Haweeney Eygeeda u kireysay diyaarad dhan

Himilo – Haweeney ku nool dalka India ayaa duulimaad diyaaradeed u kireysay keliya Eygeeda. diyaaradda oo aheyd nooca raaxada waxay Eyga ugu ijaaray lacag ka badan 3,300 doollar. Duulimaadkan wuxuu ahaa mid gaaban oo qaatay keliya labo saac. Diyaaradda ayaa ...

Read More »

La kulan: Mataanaha ugu da’da weyn dunida

Himilo – Umeno Sumiyama iyo Koume Kodama waxaa loo diiwaan geliyay mataanaha ugu da’da weyn caalamka. Shantii November sannadkii 1913 ayay ku dhasheen jasiiradda Shodo oo ku taalla dalka Japan. Horraantii bishan ayaa loo aqoonsaday mataanada ugu cimriga dheer, sidaas ...

Read More »

La kulan: haweeney soddon sano baraneysay darawalnimo

Himilo – Isabelle Stedman, oo ka soo jeeda  England waxay soddonkii sano ee la soo dhaafay baraneysay darawalnimo balse kuma aysan guuleysan inay ka gudubto tijaabada. 17 jirkeedii ayay bilowday isku hawlidda barashada wadida gawaarida, hase yeeshee wax horumar ah ...

Read More »

Bisad badbaadisay haweeney ku dhacday ceel dhererkiisu yahay 70 cag

Himilo  – Haweeney 83 jir ah oo ku dhacday ceel ayaa lagu guuleystay in la soo badbaadiyo kadib markii ay qeylo dhaamisay bisad la socotay. Qof ka ag dhawaa goobta ayaa maqlay dhawaaqa bisad aad u ciyeysa. Kadib dareen ku ...

Read More »

La kulan – Haweeney 33 sano ku nooleyd keliya shaah!

Himilo – Guryaheenna si maalinle ah ayaa looga kariyaa shaaha oo badankeen inoo ah lama dhaafaan lala qabsaday. Ma gaarsiisna heer aan kaga maaranno cunnada balse haweeney ku nool degmada Koriya ee dalka India, shaaha waa waxa keliga ee ay ...

Read More »

Habka Ganacsiga Online-ka ahi uga jiro Muqdisho

Himilo — Hal maalin iyada oo gacanta ku haysa funaanad looga dhiibay dibadda ayay Faadumo  Abdishakur dareentay sida asxaabteedu ay u daneynayaan helidda mid lamid inay helaan funaanadeeda. Waana halka uu kasoo bilowday safarkeeda ganacsi. “Madaama inta aan laga heli ...

Read More »

Gabar da’yar oo deeq waxbarasho ka heshay 19 jaamacadood!

Himilo – Victory Yinka-Banjo waa gabar 17 jir ah oo iskuulkeeda sare ku dhammeysatay dalka Nigeria oo ay u dhalatay kuna noolashay. Waxay ku hammi weyneyd waxbarasho dibadda ah balse qoyskeedu ma aysan awoodin dhaqaalaha ku baxaya. Iyada oo xasuusan ...

Read More »

La kulan: Haweeney in ka badan 60 sano ka shaqeyneysay hal xafiis

Himilo – Yasuko Tamaki oo u dhalatay Japan taniyo sannadkii 1956 waxay aheyd maamule xafiis iyadoo  u shaqeyneysay hal shirkad. Hadda waa 90 jir marka la gaaro bisha soo socota ee May waxay u dabbaal degi doontaa sannadkeedii sagaashan iyo ...

Read More »

Haweeney ogaaday caruusadda wiilkeeda inay tahay gabadheeda

Himilo – Haweeney ka qeyb galeysay xafladda meherka wiilkeeda ayaa madasha kala tagtay ilmo qoysay kaddib markii ay ogaatay in caruusadda ay tahay gabadheeda oo waa hore ka luntay. Dhacdadan waxay ka dhacday dalka Shiinaha gobolka Jiangsu Hooyada markay timid ...

Read More »

Haweeney afkeedu furmay soddon sano oo xirnaa kadib

Himilo – Haweeneyd soddon jir ayaa afkeedu furmay markii ugu horreysan taniyo dhalashadeedii kaddib markii qalliin loogu sameeyay Isbitaal ku yaalla caasimada India ee New Delhi. Astha Mongia marna uma aysan suura galin inay afkeeda kala furto arrimo la xiriira ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan