Home / Haweenka (page 8)

Haweenka

Tanzania: Gabadh muslimad ah oo madaxweyne ka noqoneysa

Himilo – Samia Hassan Suluhu waa muslimad ka soo jeeda is-maamul hoosaadka Zanzibar oo dadka deggan 99% lagu qiyaaso muslimiin. Sannadkii 1960 ayay ku dhalatay isla Zanzibar halkaas oo ay ku billowday waxbarashadeeda aasaasiga ah. 1986 ayay ku biirtay jaamacadda ...

Read More »

Switzerland oo mamnuucaysa xirashada Indho-shareerka

Himilo – Haweenka ku nool switzerland wixii hadda ka dambeeya looma oggolaan doono inay indho-shareer ku xirtaan goobaha dadweynaha ee gaadiidka. Afti dadweyne oo la sameeyay ayay ku suuro gashay in la mamnuuco indho-shareerka iyo wax walba oo wejiga qofka ...

Read More »

Taariikhda Faaduma Cali Jaamac Nakruumo

Himilo – Magaca Nakruuma waxaa u bixiyay macalin korneyl Masaari ahaa oo laga soo bedelay dalka Ghana – isaga oo barbar-dhigaya RW iyo MD hore ee dalka Ghana, Kwame Nkruma oo ahaa waddani qeyb kasoo qaatay xornimo u raadinta dalkiisa. ...

Read More »

Haweeney qashinka caagadaha iyo bacaha ka sameysa Bulukeeti awood badan

Himilo – Nzambi Matee oo ah haweeney u dhalatay Kenya waxay dadaalkeeda ugu badan ku bixisaa sidii loo soo afjari lahaa dhibaatada wasakheynta caagadaha iyo bacaha  ee ka jirta dalkeeda. Shaqadeedu waa inay dib hagaajiso waxyaabaha haraadiga ee bacaha la ...

Read More »

Wen Junhong: Magangalisada Eyda

Himilo – Labaatan sano kahor ayey ahayd markii ay Wen Junhong soo qaaday Ey gali ahaa oo hoyda wadooyinka magaalada Chongqin ee koofur-galbeed Shiinaha. Hadda waxaa ay magangalyo siisay gurigeedana kula nool in ka badan 1,300 oo Ey. 500kg oo ...

Read More »

51-jir xanaaneysa 480 Bisadood

Himilo – Maryam al-Balushi oo ka mid ah dadka jecel xayawaanada waxey kasoo jeedaa magaalada Masqad ee caasimadda Cumaan waxaa hooygeeda la degan 480 bisadood iyo 12 Eey, kuwaas oo bishii ay ku baxdo lacag dhan $8,000. 51-jirtan oo ah ...

Read More »

La kulan: Gabadha kaliya ee Taksiga ku dhex wadata Qaza

Himilo – Nael Abu Jibba waa hooyo haysata shan caruur ah oo ku nool kana dhex shaqeysata marinka Qaza ee dhulka Falastiin, markii ay waysay wax shaqo ah ayey billaawday iney kaxeyso taksi si ay u maareeyso nolosha reerkeeda. Waa ...

Read More »

New Zealand oo haweenka xiran xijaabka ku biirineysa boliiska

Himilo – Waxaa soo kordhaya Haweenka musliminta ah ee guulaha iyo darajooyinka ka gaaraya himilooyinkooda, iyaga oo raacaya tilmaamaha diinta Islaamka. Markan New Zealand, Zeena Ali ayaa wadadeeda guusha cagta saartay, waxeyna noqotay haweeneeydii ugu horreysay ee muslim ah ee ...

Read More »

18-jir noqotay markii seddexaad da’yarta ugu timaha dheer caalamka

Himilo – Maalmo ka hor xafladdeeda dhalashada 18-aad, koox ka socotay buugga Guinness oo cabirtay tinteeda ayaa sheegay in dhirirkeedu gaarayo 6 fiit, 6.7 inji. Waa Nilanshi Patel, oo India u dhalay oo markii seddexaad dhigtay rikoor cusub. Bishii November ...

Read More »

Haweeneey dacwad ku oogtay seygeeda markii uu ka qariyay bidaartiisa

Himilo – 27-jir ku nool magaalada Thane ee galbeedka dalka India ayaa dacwad kusoo oogtay seygeeda kaddib markii uu ka qariyay inuu leeyahay bidaar, sida uu daabacay Gulfnews. Kailash Barve oo ah askari ka tirsan saldhigga boliiska Naya Nagar ee ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan