Home / Haweenka (page 9)

Haweenka

37-jir baratay 74 xirfadood si ay u maareyso nolosha qosykeeda

Himilo – Qarnigan 21aad xirfaddu waa waxa kaliya ee uu ruuxu ku samatabixin kara oo qofba kan uu ka xirfad badan yahay uu ka maareyn ogyahay nolosha, waxaa taasi tusaalle fiican u noqon karta Sreedevi, oo ku nool koofur-bari India ...

Read More »

Hooyo cunugeeda ku dhex illowday Tareen

Himilo – Waxey ahayd xilli dadka oo idil u deg-degayaan shaqo amaba Waxbarasho, markii mid ka mid ah dadkii ku safray Tareen koofur-bari london ay si kadis ah uga degatay gaariga kana tagtay cunugeeda. Haweeneeyda, cunugeeda iyo rakaab kale ayaa ...

Read More »

Da’yarta ugu lugaha dheer caalamka

Himilo – 17-jir kasoo jeedda gobolka Texas ee dalka Mareykanka, ayaa magaceeda lagu daabacay buugga Guinness World Records ee lagu keydiyo xogta dadka leh sameyska iyo hibada gaarka ah, amaba sameeya tijaabooyinka guuleysta. Maci Currin, ayaa loo aqoonsaday haweeneyda iyo ...

Read More »

La Kulan: Hooyada caanaheeda ugu deeqda caruurta kale

Himilo – Waxa ay booqaneysay isbitaal ku yaalla Imaaraadka Carabta, markii hooyo Chin Chin ay la kulantay wiil yar oo markii dhashay. Dhaqaatiirta isbitaalka ayaa u sheegay in Ruben hooyadii ay u dhimatay feyruska Corona maalinkii ay umushay. Sheekadaasi ayaa ...

Read More »

La kulan: Haweeneyda tima jaraha ku leh Sacuudi Carabiya

Himilo – Muuqaal koobnaa oo ku baahay baraha bulshada, ayaa lagu arkay haweeneey Sacuudi Carabiya u dhalatay oo goob timaha lagu qurxiyo ku leh galbeedka dalkaasi. Waxaa la arkayay iyada oo wadata af-saab oo timaha u jareysa wiil yar, xilli ...

Read More »

Haweeneydii ugu horreysay ee lagu tallaalo Ilmo-galeen oo hooyo noqotay

Kaddib mudo seddax bil ah oo lagu hayay qeybta daryeelka gaarka ah ee isbitaal ku yaala Turkiga – cunugga yar iyo hooyada dhashay ee lagu tallaalay ilma galeenka xaladoodu waa ay hagaagsan tahay. Derya Sert- oo ahayd haweeneydii ugu horreysay ...

Read More »

Dib u xusuuso sheekada Gabadha fuusha Buuraha

Himilo – Waxey dhawaan gashay buugga lagu keydiyo sheekooyinka cajiibka ah ee GUINNESS kadib markii mudo ka yar laba sano ay ku gaartay barta ugu sareysa sedaxda buur ee ugu dheer caalamka. Álvarez Chávez, ayaa safarkeeda ka billaawday buurta caalamka ...

Read More »

Haweenka Muslimiinta Australia oo quudinaya danyarta xilliga bandowga

Himilo – Xilli cudurka Covid-19 ay dunida dagaal adag kula jirto cirib-tirkiisa iyo xakameyntiisa, qoysas badan wuxuu noloshooda ka dhigay cuuryaan. Waxaana ku adag inay helaan cunnooyin ay ku samata-baxaan inta lagu jiro bandowga. Hayeeshe, gudaha magaalada Melbourne, koox haween ...

Read More »

Xiddigta miisaanka culus ee Latvia oo qaadatay diinta Islaamka

Himilo – Rebecca Kohla oo ah gabadha horyaalka u ah ciyaaraha miisaanka culus oo u dhalatay dalka Latvia ayaa qaadatay diinta Islaamka – iyada oo xiratay xijaabka. Waxay sheegtay in bog cusub ay nolosheeda u furantay. “Maanta waa maalin goonni ...

Read More »

Sheekada haweeneydii – saacad kahor intaysan dhalin – ogaatay inay uur leedahay!

Himilo – Sidka dhalmada haweenku waxay aalaaba ku buuxsantaa 9 bilood, laakiin haweeney ku nool Induniisiya ayaa sheeganaysa inay umushay saacad kaddib markii ay dareentay calaamadaha lagu garto haweenka uurka leh. Sheekadeeda ayaa hadda hadal-heyn qaran ka noqotay gudaha dalkaas. ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan