Home / Haweenka (page 10)

Haweenka

Lakulan: Gabadha labadeeda gacmood mar kaliya wax ku wada qori karta

Himilo – Chen Siyuan, oo ah af-naqe ku nool Handan ee gobalka Hebei -Shiinaha, waxay awood u leedahay kartida ay labada gacmood mar qura wax ugu qori karto. Casriga maanta oo tiknoolojiyaddu noqotay mid looga maarmay waxyaalo badan, wax ku ...

Read More »

15 jir baaskiil ku jartay 1200 km si Aabbaha dhalay oo xannuunsan ay ugu celiso hoygiisa

Himilo – Gabar Hindi ah ayaa jartay boqolaal kiilo Mitir iyada oo adeegsaneysa baaskiil si Aabbaheed oo xannuunsan ay dib ugu celiso hoygiisa. Waxaa lagu tilmaamay safar halyeynimo ah oo ay ku badbaadineysay waalidkeed xilli ay taagan tahay xannibaada xannuunka ...

Read More »

Sheekada haweeneyda 51 jirka ah ee quruxdeeda lagu hal-qabsado!

Himilo – Lee Su Jin, oo ah 51 jir daantiste ah oo ku nool Koofur Kuuriya ayaa – muuqaal-yarideeda awgeed – waxay soo jiidanaysa indhaha dad badan. Muggii ugu horreysay oo ay wararka ugu xiisaha badan kamid noqotay sheekadeedu waxay ...

Read More »

Gabar – si ay uga aargudato saaxiibkeed – kun kiilo oo Basal ah usoo dhiibtay!

Himilo – Warbaahinta Shiinaha ayaa tebinaysa sheekada gabar qalbi-jabkii ay ka qaaday qiyaanada saaxiibkeed ku dhaqaaqday fal aargudasho kii ugu la yaab badnaa. Haweeneyda oo la yiraahdo  Miss Zhao, oo ku nool Zibo waxay hadyad ahaan guriga saaxiibkeed ugu soo ...

Read More »

Haweeney – qaliin is-qurxis ay gashay awgeed – aan indhaheeda isku qaban karin xilliga hurdada!

Himilo – Haweeney u dhalatay dalka Shiinaha ayaa sheegtay in – si ay habeen walba u seexato ay mid kamid ah indhaheeda ku xirto faashad – kaddib markii qaliin is-qurxis ah oo ay gashay ay sababtay inaysan indhaha mar qura ...

Read More »

Gabadha labada midab ku leh labada wiil ee indhaha!

Himilo – Internet-ka waxaa ku jira sawiro qurux badan oo soo jiidan kara dareenkaada, balse 11 jir lagu magacaabo Amina Ependieva, sawirkeedu waa mid gooni ah. Waa gabar u dhalatay dalka Jejniya ee hoos-taga Dhulweynaha Ruushka, waxaana ay labadeeda indhood ...

Read More »

La kulan- Gabadha gacmaha la’ ee hoggaamisa da’yarta ciidamada Mareykanka

Himilo – 17-sanno jir asal ahaan Afrika kasoo jeeda kuna nool gobalka Florida laguna magacaabo Donavia Walker islamarkaana ku dhalatay xaaladda naadirka ah ee lagu magacaabo Bilateral Amelia ayaa sheeko guuleysatay ka sameysay ciidamada Mareynkanka. Sida ay baahisay Truly, gabadhan ...

Read More »

Yaa quuro badan ragga iyo dumarka?

Himilo – Waxaa la yiraahdaa ragga ayaa ka quuro badan dumarka oo waliba cod sare ku quuriya laakiin baaritaan cusub ayaa xaqiijiyay in dumarka quuriyaan waliba si xooggan. Baaritaan caafimaad oo laga sameeyay Ingiriiska ayaa muujiyay in gabdhaha dhallinyarada ah ...

Read More »

Haweenay maalinta dhalashadeeda ku guuleysatay bakhtiyaa nasiib $1 Milyan

Himilo – Haweenay ku nool gobalka Virginia ee dalka Mareykanka ayaa nasiib u yeelatay inay u dabaal degto markii ay ku guuleysatay tikit bakhtiyaa nasiib ah maalinta dhalashadeeda. Rabin Lawler ayaa ku jirtay dabaal degga dhalashadeeda 5-tii bishan Maarso markii ...

Read More »

Jarmalka: Haweenay 41 jir ah oo ku kacday xatooyo layaab leh!

Himilo – Inta badan tuugada ayaa qaata badeeco ama qalab ku fadhiya qiimo qaali ah iyaga oo dejinaya qorshe maangal ah oo ay ku guuleysan karaan. Waxyaabaha ugu muhiimsan oo ay qiimeeyaan tuugada waa badeecada, halka ay taallo iyo midda ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan