Home / Maalmaha Caalamiga

Maalmaha Caalamiga

20 June – Maalinta Caalamiga ee Qaxootiga

Himilo –Duni rabshaduhu ay kumaankun qoysas ah ku qasbaan inay barakacaan maalin walba, hadda waa waqtigii la tusi lahaa sida loo garab istaagi karo. Si tan loo hir-geliyo, hey’adda QM u qaabilsan qaxootiga ayaa billowday ol’ole dowladaha loogu yeerayo inay ...

Read More »

16 June – Maalinta Caalamiga ee Qoysaska iyo Xawaaladaha

Himilo – Sannad kasta 16 June marka la gaaro waxaa QM ay u aqoonsatay Maalinta Caalamiga ee Qoysaska iyo Xawaaladaha. Xuska maalintan ayaa lagu aqoonsadaa doorka iyo kaalinta caadyaalka ah ee xoogsatada ka xoojiya dalalka ka baxsan waddamada ay u ...

Read More »

05 June – Maalinta caalamiga ah ee degaanka

Himilo — Muddo aan u fog, waxaan qodaynay godkii lagu xabaali lahaa nolosha degaanka; kheyraad walba oo ku dihan iyo baxaali quruxsanaanteeda waxaa lagu waday dhac iyo wax-yeelo joogto ah; mana jirto mas’uuliyad umadeed oo la iska saaray si wadajir ...

Read More »

21 May – Maalinta Caalamiga ee Is-dhex-galka Dhaqamada.

 Himilo – Saddex dalool kamid ah iska hor imaadyada dunida ka jira waxaa lagu celiyaa ku kala duwanaanta dhaqamada, marka loo eego mareegta hey’adda QM. Buuxinta daloolkaas ee ka dhex jira dhaqamada iyo caadooyinka kala duwan waxay lama huraan u ...

Read More »

20 May – Maalinta Caalamiga ah ee Shinnida

Himilo – Maanta oo kale sanad kasta waxaa adduunka laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Shinnida oo ay u aqoonsatay Qaramada Midoobay iyada oo xoogga lagu saarayo muhiimada ay aadamaha iyo noolayaasha kale ay u leedahay, waxaana la  qabta xaflado ...

Read More »

05 May – Maalinta Caalamiga ee Umulisada

Himilo – Howlaha adag ee badbaadada nafeed la xiriira waxaa mar kasta laga xusi karaa umulinta iyo dhalmada haweenka. Howlaha ay qabtaan umulisooyinkuna  waxay yihiin kuwa ugu muhiimsan ee sida maalinlaha ah loogu baahan yahay. Gef may noqoteen in marar ...

Read More »

03 May – Maalinta caalamiga ah ee xorriyadda saxaafadda

Himilo – Kulan ka dhacay Windhoek -caasimadda Namibia intii u dhaxeysay 29-kii April illaa 03-dii May sanadkii 1991-kii, ayaa laga soo saaray baaq la siiyay magaca magaalada oo lagu ayidayay madax banaanidda, xorriyadda iyo kororka saxaafadda Africa. Marka laga yimaado ...

Read More »

22 April – Maalinta Caalamiga ee Dhulka Hooyo

Himilo – Sannad kasta 22-ka Abriil, adduunku wuxuu u dabaaldegaa maalinta dhulka hooyo, munaasabad sanadle ah oo la qabto si kor loogu qaado wacyiga bulshada ee arrimaha deegaanka. Waa fursad laysku xasuusiyo in dhulka uu yahay hantida ugu weyn ee ...

Read More »

20 April – Maalinta Caalamiga ah ee iskaa-wax-u-qabso

Himilo – Maalinta aqoonsiga iskaa-wax-u-qabso ayaa la xusaa sanad walba 20-ka Abriil. Sida magacaba ka muuqata, waa maalin la xurmeeyo, la aqoonsado lana xuso shaqsiyaadka naf hurayaasha ah ee ku tabaruca waqtigooda iyo xooggooda si ay u caawiyaan dadka kale ...

Read More »

15 April – Maalinta Fanka Adduunka

Himilo – Sannad kasta, 15-ka Abriil waxaa looo dabbaaldeggaa Maalinta Fanka Adduunka, waxay gacan ka geystaa xuska nmaalintaan  ​​xoojinta xiriirka ka dhexeeya hal-abuurka farshaxanka iyo bulshada, dhiirigelinta wacyiga ee kala duwanaanshaha curinta  fanka iyo muujinta ka qayb qaadashada horumarinta waarta. ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan