Home / Macluumaad (page 127)

Macluumaad

Ciriirga musqulaha diyaaradaha oo laga cabanayo!

Muqdisho – Aragtida ah in heerka buurnaanta sii kordheyso dunida oo dhan waxaa qaba dad badan, waxaana saameynta cayilka daran uu leeyahay looga hadlay fagaarayaal dhowr ah. Marka laga yimaado caafimaad darrida ka dhalan karta buurnaanta xad dhaafka ah haddana ...

Read More »

Maalinta Caalamiga ee Suuliga oo dunida laga xusay

Muqdisho – Tan iyo sanadkii 2013-ka, QM ayaa 19-ka November sanad kasta u aqoonsatay Maalinta Caalamiga ee Suuliga si loo asteeyo baraaruga caalamiga ah ee la xiriira muhiimadda helitaan ee musqulo iyo doorkooda la xiriira nadaafadda iyo caafimaadka adduun-weynaha. 40% ...

Read More »

Talo iyo tusaaleyn – lamaanaha baraha bulshada ka soo muuqda

Muqdisho – Maalmo yar ka hor waxa la is weydiiyay fekerka laga qabo lamaanaha baraha bulshada kusoo bandhigo jaceylka ay isku qabaan. Waxaana ka so baxay jawaabo kala duwanb oo ay kamid ahaayeen; Wa wax qaldan 100%, Wa is-muujin iyo ...

Read More »

Dhib ceynkee ah ayaa ka dhalan kara dawo uusan dhaqtar qorin?

Muqdisho – Qaadashada dawo waxaa keena xaalado caafimaad oo daruuri ah hase ahaatee in la qaato iyada oo uusan ku talin dhaqtar waxaa ka dhalan kara dhibaatooyin caafimaad oo ka khatarsan xanuunka loo qaatay. Dad badan ayaa iyaga oo ka ...

Read More »

Dhallinyaro dulman – Oraah marin habaabineysa da’yarteenna

Muqdisho – Waxaa innagu badan oraahda ah ‘dhallinyaradu wey ku dulmantahay siyaasada maadaama aan xil loo dhiibin ama koonta xaddidan oo xoogan aan laga dhex siin baarlamaanka wadanka’, sidoo kale waxaa aad u badan dhallinyarada ay saameyn ku yeelatay kalimaddaas ...

Read More »

Ninka doonaya inuu da’diisa ka jaro 20 sano si uu u helo shaqo iyo lamaane cusub

Muqdisho – Nin u dhashay dalka Holland oo 69 jir ah ayaa go’aansaday arrin liddi ku ah shuruucda iyo qawaaniinta kagadaal markii uu dalbaday in 20 saano laga jaro da’diisa dhabta ah. Waxa uu sheegay in muuqaal ahaan jirkiisu yahay ...

Read More »

Oof-wareen: Aafo ku foollan dadkeenna

Muqdisho – Waa cudur qufac iyo xummad leh oo saableyda dadka ku dhaca siiba sanbabada sal-dhigta waxa uuna badanaa beegsadaa carruurta ka yar shan sanno, 99% waxa uu ka jiraa dalalka soo koraya ee ay Soomaaliya ka mid tahay. Fahanka ...

Read More »

Fursadaha shaqo abuur ee ka hirgalay Internet-ka

Muqdisho – Baahida ayaa asal u ah hal-abuurka. Waana midda keenta in qofku fikiro oo maskaxdiisa shiilo. Haddii baahida iyo danta meesha ka baxdo waxaa yaraanaya heerka hal-abuurnimo ee bulshadda. Dad badan ayaa aamisan in hal-abuurka loo dhasho oo uusan ...

Read More »

Dumarka toosa aroortii oo kaga qatar yar dhigooda kansarka ku dhaca horaadada

Muqdisho – Cilmi baaris cusub ayaa sheegtay in haweenka toosa aroortii ay kaga qatar yaryihiin kuwa kale kansarka naasaha. Daraasadaan oo ay sameeyeen baarayaal ka tirsan Jaamacadda Bristol ee dalka Ingiriiska ayaa muujisay in haweenka fir-fircoon aroortii ay ixtimaal ahaan ...

Read More »

Is-dilka Ardayda dalka Japan – Tiro laga wel-welo

Muqdisho – Wasaaradda waxbarashada dalka Japan ayaa dabool qaaday kororka ku socda ardayda is-daldalaya ee da’da yar taas oo iminka mareysa heerkii ugu sarreysay marka la eego 30 sano ee lasoo dhaagay. Sanaddii ina dhaaftay oo keliya waxa naftooda haligay250 ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan