Muqdisho – Maalinta caalamiga ah ee dhammeynta danbiyadda aan la isku maxkamadeyn ee ka dhanka ah saxafiyiinta waa maalin la xuso sannad kasta labada bisha November. Waxay diiradda saaraysaa maalintan sida aanan loo maxkamadeyn kooxaha geysta xadgudubyada ka dhanka ah ...
Read More »Macluumaad
Haddii Dowladdeennu na Maal-gelin laheyd – Farriin ku socota Madaxda Dalka
Muqdisho – Waxaa laga joogaa saddex sano markii Saxaraha Liibiya uu ku go’ay Gallad oo ahaa tiir-dhexaadka ugu dhaqdhaqaaqa fiican qoyskiisa ku nool nolol iska meel dhexaad ah. Wuxuu nolol bilow fiican leh ka aas’aasay Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab kahor inta ...
Read More »In ka badan 90% Caruurta dunida waxay qaataan hawo sumeysan + sawiro
Muqdisho – Maalin kasta ku dhawaad 93% carruurta dunida oo ay da’doodu ka yartahay 15 sano una dhiganta 1.8 bilyan – waxay qaataan hawo wasakheysan oo waxyeelo ba’an ku heysa caafimaadkooda iyo koriimadooda sida ku cad warbixin ay soo saartay ...
Read More »Garsoore ilaa xog-haye – Nolasha Xasan Fareey
Muqdisho – Hassan Mohamed Mohamud oo ku magac dheer Xasan Fareey,waxa uu ku dhashay magaalada Muqdisho,gaar ahaan degmada Boondheere,01-October-1957,waa mid ka mid ah shaqsiyaadka aadka loogu qadariyo Sportiga dalka gaar ahaan kubadda cagta,waxa uu ciyaaraha kusoo galay heer cayaaryahan isaga ...
Read More »Maxaan kaga doorbidnaa barashada Ingiriiska luqadda carabigga?
Muqdisho – Dastuurka Soomaaliya waxaa rasmiyan ugu dhigan labo luuqad oo kala ah; Afsoomaali iyo Carabi, afka hooyo ee Soomaaliga ayaa labo u sii qeybsama kuwaas oo kala ah, Maay iyo Maxaa tiri, inkastoo ay jiraan lahjado kale oo lagaga ...
Read More »Dhibta Aflaamta cabsida ah ay ku hayaan da’yarta waa tanoo kale!
Muqdisho – Laba gabdhood oo da’ yar ayaa lagu qabtay middiyo iyo agabyo kale oo af -badan iyagoo jooga dugsi dhexe oo ku yaalla gobolka Florida, kuwaas oo markii su’aalo la waydiiyay qirtay inay doonayeen gawraca qaar ka mid ah ...
Read More »Haddii aad daaqadda xirato dharaartii oo dhan ogow caafimaadkaaga ayaad dhaawacday!
Muqdisho – Cilmi baaris cusub oo laga sameeyay jaamacadda Oregon ee dalka Mareykanka ayaa dabool qaaday in ku dedaaalidda nadaafadda daaqadaada iyo ka rogidda daaha dharaartiiyoo dhan ay kaa kaabayaan caafimaadkaaga. Waa fal-gal togan ilayska ka imanaya cadceedda ee ku ...
Read More »Koox burcad daanyeero ah oo dhagax ku dilay 72 jir u dhashay dalka Hindiya
Muqdisho – Sida laga soo xiganayo warsidaha “Times of India”, kooxo burcad daanyeero ah ayaa dhagax la dhacayay 72 jir u dhashay Hindiya ilaa uu ka geeriyoodo, Magaalada Thakri, ee gobolka Uttar Pradesh, ayaana laga soo warinayaa warkaas murugada xanbaarsa. ...
Read More »Dalmar Caddow Maalin: Soomaali aragga la’a oo ku hadla seddex luqadood!
Muqdisho – Dalmar waa wiil dhallinyaro ah oo ku jira da’da labaatameeyada,waxa uu ku dhashay oo uu hadda ku nool yahay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka,waa qof arragga naafo ka ah oo aan waxba arki karin,waxa uu arragga beelay isaga ...
Read More »Ku dhawaad 750 arday oo ka qallin beddeshay jaamacadda Muqdisho
Muqdisho – Magaalada Muqdisho waxa lagu qabtay munaasabad heer sare loo agaasimay oo ay ku qallin baddesheen arday gaareysa 728 islamarkaana ka kala socday siddeed kuliyadood oo ay hoos imanayaan 18 taqasus. Munaasabadda oo aheyd mid si qurux badan looga ...
Read More »
Radio Himilo
