Home / Wararka (page 5)

Wararka

AU oo diidday ergada joogtada ah ee Israel

Ururka Midowga Afrika ayaa mar kale dib u dhigay xubinnimada kor joogtada ah ee Israel ku yeelaneyso Midowga Afrika. Dood ayaa Sabtigii ka dhalatay markii Ergay ka socday Isarel lagu arkay fadhiga meertada 36aad ee Madaxweynayaasha Midowga Afrika waxaana la ...

Read More »

41,000 qof oo ku dhintay dhul-gariirkii Turkiga iyo Syria

in ka badan 41,000 oo qof ayaa dhintay iyada oo wali kooxaha gurmadka ay rajo ka qabaan in la helo dad nool, 9 maalin kaddib Talaadadii shalay waxaa la helay dad nool. Kooxaha gurmadka ayaa sheegaya in ay sii wadayaan ...

Read More »

Tirada dhimashada Dhul-gariirka Turkiga iyo Syria oo gaartay 24,000

Ilaa iyo hadda Kooxaha gurmadka ee ku howlan samatabixinta Dadka ku jira burburka dhismayaasha Turkiga iyo Syria ayaa xaqiijiyay dhimashada 24,000 oo qof iyada oo walu uu socdo baadi goobka dadka maqan. Lix maalmood kaddib waxaa rajo laga qabaa in ...

Read More »

Dadka ku dhintay Dhul-gariirka Turkiga iyo Syria oo dhaafay 8,000

Inta la xaqiijiyay 8,000 oo qof ayaa ku dhintay dhul-gariirkii laba maalin ka hor ku dhuftay dalalka Syria iyo Turkiga. Kooxaha gurmadka ayaa caqabad kala kulmaya cimillada qabow oo meelaha qaar heer kulka gaaray -6, sida ay sheegayaan dadka gurmadka ...

Read More »

Mareykanka oo ka horyihimid go’aanka Israel ee deegaameynta cusub

Dowladda Mareykanka ayaa dhaliishay qorshaha Israel ku dooneyso deegaameynta dhulka Falastiiniyiinta ee ay xoogga ku heysato. Xoghayaha Arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa kulan uu la qaatay Madaxweynaha Falastiiniyiinta Maxamuud Cabaas iyo Ra’isalwasaaraha israel Benyamin Natenyahu. Waxyaabaha Cabaas uu kala ...

Read More »

17; Qof oo uu ku jiro Wasiir oo ku dhintay shil ka dhacay Ukraine

17; Qof oo uu ka midyahay Wasiirka Arrimaha gudaha Ukraine ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay meel u dhow caasimadda Waddankaas ee Kyiv. Diyaarad Helicopter ah oo ku dhacday deegaanka Kyiv ayaa dishay 17; qof, oo ay ku ...

Read More »

Caro ka dhalatay Wasiirka Amniga Yuhuudda oo damcay in uu galo  Masaajidka Al-Aqsa

Falastiiniyiinta ku sugan magaalada Quddus ayaa daan daansi iyo hurinta colaad cusub ku tilmaamay kaddib markii Wasiirka Amniga Maamulka Israel uu damcay in uu galo Masaajidka Barakeysan ee Al Aqsa. Dadka Reer Falastiin ayaa wasiirkan oo xagjir ah ku sifeeyay ...

Read More »

Sawirro – Moobilkii ugu yaraa abid oo lasoo saaray!

Muqdisho – Zanco tiny t1 hadda waxaa rasmi loogu aqoonsaday moobilka ugu yar ee abid lasoo saaro. Waxaa lagu keydsan karaa numbaro dhan 300 oo qof. Sida moobillada caadiga ayaad u adeegsan kartaa: farriimaha gaagaaban ayaad ku qori kartaa: kana ...

Read More »

Nin isaga oo cabsan cagaf-cagaf usoo kaxaystay maqaayad.

Muqdisho – Saraakiil boolis ayaa aad ula yaabay markii ay cagaf ku arkeen maqaayad horteeda, marka loo eego booliska UK. Booliska Cumbria Roads ayaa bartooda twitter-ka soo dhigay sawir cagaftan sheegeyna inay xireen ninkii lahaa. Ninka wuxuu soo dhigtay cagaftan maqaayadda ...

Read More »

Xafladdii Qalin-jebinta sanadlaha ee Jaamacadda Muqdisho oo maanta lagu qabtay Muqdisho.

Muqdisho – Xafladda sanadlaha ah ee qalin-jebinta Jaamacadda Muqdisho ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho. Mas’uuliyiinta kala duwan ee Jaamacadda, xubno sare oo ka socday dowladda dhexe, arday, barayaal, waalidiin iyo marti sharaf ayaa ku sugnaa xafladda. Waxaa loo dabaal-degayay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan