Home / Wararka (page 6)

Wararka

Daawo – Carruurtaada wali Hadyad maku siisay inay Masjidka ku tukadaan salaadda Subax?!

Muqdisho – Koox carruurta Turkiga kamid ah waxaa lagu abaal-mariyay hadyado iyo baaskiilo maadaama ay Masjidka ku tukadeen salaadda Fajarka – kuwaas oo 40 saf buuxiyay. Hadyadda waxaa lagu siiyay Masjidka Sultan Selim ee degmada Iimaan oo katirsan caasimadda Istanbul, ...

Read More »

Masjid gudihiisa Jimicsi loogu sameeyo da’da culus!

Muqdisho – Shanta waqtiga ee salaadaha – hal xirmo oo jimicsi ah waa mashruuc samafal ah oo koox ardayda dalka Turkiga kamid ah ay soo qaban-qaabiyeen. Mashruuca wuxuu isku keenayaa dadka da’da culus ee Masaajidda ku cibaadaysanaya oo ku nool ...

Read More »

Adnan Menderes – Halyeygii Baraaruga Islaamiga ee Turkiga cusub!

Muqdisho – Waa RW hore ee dalka Turkiga, Adnan Menderes. Intii u dhaxaysay 1950-kii iyo 1960-kii ayuu ahaa RW kaas oo saddex jeer oo xiriir ah ku guuleystay doorashada. Wuxuu aad ugu nuglaa ilaalinta dhaqanka iyo akhlaaqda Islaamiga in lagu ...

Read More »

Dameero Xabsiga loo dhigay cunista caleemo qaali ah.

Muqdisho – Milkiilaha dameero ku nool Hindiya ayaa la yaab sunniyaha la taagay markii loo sheegay in boolisku ay xabsiga u taxaabeen dameeradiisa kadib markii ay cuneen caleemo. Kamlesh oo ku nool Utter Pradesh ayaa sheegay inuu u baxay raadinta ...

Read More »

Gabar is dishay markii saaxiibkeed uu baahiyay sawiradeeda.

Muqdisho – Gabar ayaa gebi ahaanba dunida isaga quusatay markii saaxiibkeed uu sawirradeeda oo qaawan uu soo dhigay baraha bulshada, marka loo eego booliska Brazil. Booliska Nova Andradina ayaa sheegay inay sameeyeen baaritaan kadib markii 15-jir lagu magacaabo Karina Saifer Oliveira ...

Read More »

Aqoon-is-weydaarsiga Sanadlaha ee Cilmi-baarista Soomaaliya oo la daah-furay.

Muqdisho – Waxaa maanta furmay aqoon-is-weydaarsiga sanadlaha ee cilmi-baarista Soomaaliyeed oo uu soo qaban-qaabiyay Machadka Cilmi-baarista Soomaaliyeed. Kani waa sanadkii saddexaad oo Machadku uu qabto cilmi-baarista. Wuxuuna socon doonaa muddo saddex maalmood ah. Isaga oo qeyb ka ah Jaamacadda Muqdisho, ...

Read More »

82 qofood oo mar qura ku Islaamay gudaha Nigeria.

Muqdisho – Munaasabad laba maalinle ah oo ay qabatay Akadeemiyadda Fidinta Dacwada Islaamka ee Nigeria ACADIP ayaa kusoo idlaatay guul kadib markii 82 qof oo Masiixi ah ay kusoo Muslimeen. “Taariikhdeenna dacwada aan wadnay muddo 23 sano ah waa markii ugu ...

Read More »

Dhalin-yarada – Kheyraadka lagu taabba-geliyo ilbaxnimada Umadaha.

Muqdisho – Heerka bacriminta ama dhalmada waa aas-aaska gunta ah ee mujtamaca. Sanadkii 1947-kii laba sano kadib dagaalkii labaad ee adduunka, haweeneyda Japan waxay dhali jirtay 4.7 carruur ah. Bilowgii qarnigan tiradaas waxay isku soo dhintay si hooseysa halkaas oo ...

Read More »

Muuqaal laga duubay Muslim ku tukanaya dhinaca waddada oo ku baahay internet-ka.

Muqdisho – Muuqaal fiidiyow ah oo muujinaya nin Muslim ah oo ku tukanaya dhinaca waddada gasha xeebta Sydney ayaa ku baahay baraha bulshada. Isaga oo Daily Mail kala hadlayay muuqaalka, madax-weyne ku-xigeenka Golaha Islaamiga ee Victoria, Adel Salman wuxuu yiri; ...

Read More »

La kulan – Nin Muslimay isaga oo jirkiisa oo dhan wada shaabadaysan.

Muqdisho – Murugyahan shaabadaysan: leh gar weyn ma ahan nuuca Muslim uu qofku ka filan karo inuu kula kulmo masjidka. Hayeeshe Robbie Maestracci, burcad-hore kaas oo hadda xubin ka ah ururka horumarinta dhalinyarada ee Masjidka Holland Park Mosque ayaa sidaas ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan