Home / Wararka (page 7)

Wararka

Turkiga oo sameynaya Hey’ad caalami ah oo wax-soo-saar Xalaal u gaar ah!

Muqdisho – Wasiirka Dhaqaalaha Turkiga ayaa maalintii Khamiista ku dhawaaqay in dowladdiisu ay qorsheysay furitaanka hey’addii ugu horreysay ee shati u heysata cunnooyinka xalaasha ah si loo xoojiyo heerka ugu sarreeya nolosha 1.8 bilyan oo Muslimiinta dunida ku nool ah. ...

Read More »

21 Nov – Maalinta Caalamiga ee Telefishanka.

Muqdisho – Garwaaqsiga saameynta kordhaysa oo fogaan-aragyadu ku leeyihiin go’aan gaarista iyo jiheynta dareen weynaha caalamka ee ku foolan xasaradaha, nabadda iyo amniga iyo sidoo kale doorka ay ku leeyihiin dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada, Kal-fadhiga Guud ee QM ayaa 21 ...

Read More »

Sheekada Mohamed Bzeek – Xanaaneeyaha Carruurta laga quustay noloshooda!

California – Mohamed Bzeek, oo ah 62-jir Muslim ah oo ku nool California ayaa 20-kii sano ee lasoo dhaafay wuxuu waqtigiisa ku bixiyay xanaanada carruurta maskaxda ka xanuunsan kuwaas oo laga dayacay daryeelkii ay ku lahaayeen habka xanaaneynta – isaga ...

Read More »

Maqaayad qarash cuntadeeda lagu bixiyo qashinka bedelkii lacagta!

Muqdisho – Maqaayad aan caadi ahayn oo ku taalla Semarang, dalka Induniisiya waxay ku jirtaa howl-gal ay dadka xaafadda oo faqrigu la fadhiistay ku caawinayso – kuwaas oo badigood lacag dhan 25$ bishiiba ku shaqeeya – iyada oo siinaysa hab ...

Read More »

Sababta aan Saaxiibo ugu baahannahay!

Muqdisho – Mid kamid ah tiirarka ugu muhiimsan balse si liidata looga fahmay xerada cilmiga kasmo-nafeedka waa doorka saaxiibadu ku leeyihiin nolosheenna. Wax iska caadi ayay u muuqataa inaan si qoto dheer loo qaadaa-dhigin ahmiyadda saaxiibadu noogu fadhiyaan. Dhinac kasta ...

Read More »

19 November – Maalinta Caalamiga ee Suuliga ama Musqusha.

Muqdisho – Taniyo sanadkii 2013-ka, QM ayaa 19-ka November sanad kasta u aqoonsatay Maalinta Caalamiga ee Suuliga ama Musqusha si loo asteeyo baraaruga caalamiga ah ee la xiriira muhiimadda helitaan ee musqulo iyo doorkooda la xiriira nadaafadda iyo caafimaadka adduun-weynaha. ...

Read More »

Arday Muslim ah oo diintiisa ku sharraxaya qaab wada-hadalka ku dhisan!

Muqdisho – Sanadkii hore wuxuu ahaa mid mashquul u leh ardayda Pennsylvania ka dhigta sharciga Akbar Hossain, kaas oo dad badan kula kulmayay goobaha lagu shaaho si uu ugala hadlo Islaamka. “Waxaa jira meel banaan oo wararkii loo baahnaa aan lagu daabicin, ...

Read More »

Muslimad xirashada xijaab awgiis loogu diiday shaqo ay kusoo baxday tijaabadeeda.

Muqdisho – Muslimad ku nool magaalada Patna, dalka India, waxaa xijaabka ay xiran tahay awgeed loogu diiday shaqo ay doonaysay xarunta lagu daryeelo aqoonta Delhi. “Waxaan ka xumahay inaan ku ogeysiiyo in meel dheer ka aragaaga uu ka turjumayo diintaada aad ...

Read More »

Shaqo la’aanta – Musiibada ku dahsoon Bulshadeenna!

Muqdisho – Ma ahan oo kaliya gaajada, macluusha, musuqmaasuq iyo aqoon-darrida mowduucyada kaliya ee Afrika si gaar ah looga weriyo. Xittaa marka ay soo baxaan jiil wax-bartay, fursadda ay dib ugu celin karaan aqoontooda bulshada ay ka dhasheen ayaa kamid ...

Read More »

Marka uu Musuqu  inaga dhigo kuwa Jaahiliin ah!

Muqdisho – Musuq waa lunsasho hanti dadweyne kana dhici kara goob si gaar ah loo leeyahay ama rug danta bulshada loogu adeego. Waxaa lagu tusaaleeyaa laaluush, dhagar, wax is-daba-marin iyo qaraabo-kiil intaba. Waddamada qaar, qofka ku dhaqaaqa musuqa waxaa lagu ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan