Cayaartoyda Manchester City ayaa ku qasban inaanay ka fekerin qorshaha macallinkooda xiga Pep Guardiola, waana inay hubiyaan u soo bixidda wareega xiga ee Champions League oo ay ka xigto inay foodsaaraan PSG oo u soo martin doonta, waana sida uu ...
Read More »Wararka
Shelvey oo aan ka socon Newcastle United haddii ay u dhaadacdo heerka hoose
Jonjo Shelvey ayaa qorsheynaya inuusan meel uga dhaqaaqin kooxda Newcastle United haddii ay xagaaga danbe u dhacdo heerka hoose. Xiddiga qaranka Ingiriiska ayaa xagaagan bishii Janaury uga soo dhaqaaqay kooxda Swansea City adduun lacageed dhan £12m si uu ugu soo biiro ...
Read More »AC Milan oo erisay macallin Sinisa Mihalovij
Kooxda kubadda cagta AC Milan ayaa iska erisay leyliyaheedii Sinisa Mihalovij iyadoo soo magacawday Cristian Brocchi. Macallin Mihalovij ayaa kooxda AC Milan leylinayay in ka yar 12 bilood. 47 jirkaan ayaa u horseeday kooxda Rossoneri shan kulan oo xiriir ah ...
Read More »Dhageyso: Dhageysiga raadiyaha oo u guuray telefoonka gacanta
Waa warbixin aan ku soo qaadanay Barnaamijka Hiigsiga Himilo oo aynu kaga hadleyno sida ay u yaraadeen isticmaalka raadiyaha oo telefoonka gacanta uu doorkiisa u dhaxlay. Waxaa diyaariyay Axmed Maxamed Haadi, waxaana soo jeedinaya Maxamed Qadar Cabdi
Read More »Garsoorayaal Soomaaliyeed oo dhexdhexaadiyay kulan ka tirsan tartanka kooxaha Afrika
Garsoorayaasha Soomaaliyeed oo kala ah Xasan Aadan Xaaji Yabaroow Wish, Xasan Maxamed Xaaji, Xamse Xaaji Cabdi iyo Suleymaan Bashiir Shiikh Cabdi ayaa dhexdhexaadiyay kulan xiiso badan oo dhexmaray kooxaha AS Vita Club iyo Mamelodi Sundowns. Waa lugtii hore ee koobka kooxaha ...
Read More »Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda
Barnaamijka Sahanka Siyaasadda waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo, waxaynu uga hadalnaa mowduuc markaas taagan oo bulshada muhiim u ah. Toddobaadkan waxaan uga hadli doonaa howsha hey’adaha dowladdu ay u qabato waaxda Xiriirka Dadweynaha. Barnaamijka waxaa marti inoogu ah ...
Read More »Van Gaal oo baday United inay cagta saarto waddadii xumeyd
Jamie Carragher ayaa sheegtay in Manchester United ay cagta saartay waddo shalaw ah oo habeen gudcur ah uu bidhaansanayo macallin Louis van Gaal. Red Devils ayaa ku hungowday hankeedii ahaa inay xagaagan ku dhameysato afarta sare kaddib jabkii kasoo gaaray ...
Read More »Chelsea oo daafaca Ramos ka dooneysa Real Madrid
Antonio Conte ayaa doonaya inuu Stamford Bridge keeno xagaaga soo aadan hogaamiyaha Real Madrid Sergio Ramos. Macallin Conte ayaana u ogolaan doona mid kamid ah cayaartoyda qibradda fog u leh kooxda inuu ku biro naadiga Roma. Chelsea ayaa qorsheyneysa inay ...
Read More »Nani oo dhaliilay hab dhaqanka macallin Louis Van Gaal
Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Fenerbahce Luis Nani ayaa weerar ku qaaday macallinkiisii hore Louis Van Gaal. Nani ayaa ka tirsanaa kooxdii uu macallin Van Gaal ugu yimid gegada Old Trafford. hayeeshee xiddiga ayaa u muuqday inuu yahay mid aan safka ...
Read More »Enrique oo dalbaday taageero inay kooxdiisu ka hesho taageerayaasha
Luis Enrique maareeyaha kooxda Barcelona ayaa ka dalbaday taageerayaasha kooxdiisu inay muujiyaan taageeradda ay u hayaan kooxda oo iminka dhibtooneysa, badina la’ saddex kulan oo horyaalka ah. Labadii kulan oo ugu danbeysay kooxda horyaalka guuldarro ayay kala soo laabatay, waxaana ...
Read More »