Home / Wararka (page 86)

Wararka

Leicester oo ku sii dhawaaneysa hanashada horyaalka Ingiriiska

Kooxda kubadda cagta Leicester City ayaa guul muhiim ah ka gaartay dhigeeda Sunderland oo ay ugu martisay gegada Stadium of Light. Jamie Vardy ayaa soo gebagabeeyay lix kulan oo ay heysay abaar gool la’aan ah, isaga ayaana goolka koowaad daah furay ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waa toddobaadle maanta oo kale aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijka oo aan diiradda ku saarno suugaanta sooyaalkeeda iyo dhaqanka waxaa soo jeedinaya Aweys Xuseen.

Read More »

Real Madrid oo eeganeysa saxiixa xiddiga Man Utd Herrera

Real Madrid ayaa indhaha ku heysa inay dhammaadka xagaaga u dhaqaaqdo saxiixa kubbad sameeyaha Manchester United, Ander Herrera. Inkastoo la rumeysnaa in Real Madrid ugaarsiga ugu weyn oo xagaaga soo aadan ay sameyn doonto uu yahay soo xero gelinta Paul ...

Read More »

Torres oo dhabarka u ritay guuldarradii kooxdiisa kasoo gaartay Barcelona

Fernando Torres oo weerarka uga dheela kooxda Atletico Madrid ayaa qirtay inuu masuul ka ahaa kooxdiisu inay guuldarro 2-1 ah kasoo gaarto Barcelona. Atletico Madrid ayaa lugta koowaad ee wareega siddeed dhammaadka Champions League marti ku noqotay Camp Nou, Torres ...

Read More »

Garsoorayaal heer caalami ah oo maanta Muqdisho ka ambabaxay si ay u soo dhexdhexadiyaan kulan ka tirsan Caf Champions League

  Xasan Aadan Xaaji Yabaroow Wish, Xasan Maxamed Xaaji,  Xamse Xaaji Cabdi iyo Suleymaan Bashiir Shiikh Cabdi  oo ah afar kamid ah garsorayaasha heerka caalami ee dalkeeda ayaa manta ka duulay gegada Aden Cadde Airport ee magaaladda Muqdisho. Garsooraaayaashan ayaa ku ...

Read More »

Xiddigaha xulkeena Soomaaliya oo maanta dalka ku soo laabtay

Cayaartoyda qarankeena Soomaaliya xulkiisa 20 jirada ayaa maanta ka soo degay gegada Aden Adde Airport markii ay cayaar ku soo dheeleen magaaladda Adis Ababa. Lugta koowaad ee isreeb reebka koobka qaramada Afrika 20 jiradiisa ayay xulku soo dheeleen, walow guuldarro ...

Read More »

Silva oo doonaya in Ibrahimovic uu sii joogo PSG

Hogaamiyaha kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain Thiago Silva ayaa doonaya in Zlatan Ibrahimovic uu sii joogo kooxda Paris xagaaga soo aadan. 34 jirka reer Sweden qandaraaska uu kula joogo PSG wuxuu dhici doonaa dhammaadka xagaagan, hayeeshee daafaca reer Brazil ayaa ...

Read More »

Draxler oo u xiiso qabo inuu ka horyimaad Real Madrid

Julian Draxler oo weerarka uga dheela kooxda kubadda cagta Wolfsburg ayaa sugi la’ kulanka berito uu ka hor imaan doono kooxda Real Madrid oo ay ku balansanyihiin lugta koowaad ee wareega siddeed dhammaadka tartanka kooxaha Yurub. Wolfsburg ayaase safaadeysa kahor ...

Read More »

Hooyo filaneysay inay hal cunug dhasho oo shan carruur ah mar wada dhashay

Hooyo ayaa aaday Cusbitaal si loo baxnaaniyo oo halkaa ay ugu dhasho iyadoo oo filaneysay in cunug ay sidkii uurka ku siday. Ahsqaraar ayayse ku noqotay saacad iyo bar kaddib markii ay garowsatay inay mar qura dhashay shan caruur ah ...

Read More »

Aubameyang oo tilmaamay qaab cayaareedkiisa wacan inuu hormuud ka yahay Klopp

  Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Borussia Dortmund Pierre-Emerick Aubameyang ayaa aad ula dhacsan macallinkiisii hore Jurgen Klopp oo maallinta khamiista ay iska hor imaan doonaan. Xilli cayaareed kale oo cajiib ah ayuu xiddigu iminka ku qaadanayaa gegada Signal Iduna Park, wiilka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan