Home / Cayaaro / Man City iyo Real Madrid oo ku dagaalamaya xiddig 22 jir ah
SEVILLE, SPAIN - NOVEMBER 08: Suso of AC Milan duels for the ball with Junior Firpo of Real Betis during the UEFA Europa League Group F match between Real Betis and AC Milan at Estadio Benito Villamarin on November 8, 2018 in Seville, Spain. (Photo by Aitor Alcalde/Getty Images)

Man City iyo Real Madrid oo ku dagaalamaya xiddig 22 jir ah


Himilo FM – Kooxaha Manchester City iyo Real Madrid ayaa baadi goob ugu jira daafaca biddix ee naadiga Real Betis Junior Firpo sida ay qortay Mirror.

Tababaraha Sky Blue Pep Guardiola ayaa isha ku hayay 22 jirkan reer Spain, kaasi oo si aad ah loola xiriiriyay Real Madrid si uu bedal macquul gal ugu noqdo Marcelo, kaasi oo 31 sanno jir ah.

Firpo oo ku dhashay dalka Dominican Republic ayaa u ciyaaray qaranka Spain heerkiisa 21 jirrada, waxaana loo arkaa in uu yahay ciyaaryahan mustaqbal dhaw ku leh xulka Spain.

About Mahad Mohamed

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan