Home / Macluumaad / Wax ka ogow dalalka ugu wasakhda badan caalamka

Wax ka ogow dalalka ugu wasakhda badan caalamka

Himilo- Inta badan, qof kasta kaalin ayuu ku leeyahay wasakheynta oo gaartay heer aan laga aamusi karin caalamka oo dhan xilli ol-olaha wacyi-gelinta u muuqdo mid aan ku dhammeystirneyn.

Dalalka dunida ayaa immika la tacaalaya wasakhda hawada, waxaa jira dalal kuwa horumaray ah oo la nool wasakhda hawada sida uu qoray bogga Lolwot.

Russia

Magaalada Norlesk ee dalka Ruushka ayaa kamid noqotay liiska magaalooyinka ugu wasaqda badan caalamka.

Indonesia

Meel ku dhaw daanta wabi mara Indonesia, waxaa ku nool 5 Milyan qofood oo ka cabanaya wasakh xad dhaaf ah.

Shiinaha

Mid kamid ah khubarada deegaanka ayaa laga soo xigtay in deegaan Shiinaha ku yaalla lagu tilmaami karo goobta ugu wasakhda badan caalamka

Ukraine

Saameynta gaaska warshadaha nuclear-ka ee dalka ayaa ah cabashada ugu weyn oo ay qabaan dad badan.

Waqooyiga badweynta Pacific-ga

Deegaanka ayaa loo arkaa midka ugu wasakhda badan caalamka sida uu qoray bogga Lolwot.

About Mahad Mohamed

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan