Home / 2017 / June (page 4)

Monthly Archives: June 2017

Barca oo ka dhur-sugaysa Messi cusboonaysiinta heshiiskiisa.

Muqdisho – Barcelona ayaa dhowraysa laacibka Messi bal inuu ka dhabeeyo sida uu u danaynayo inuu ciyaarihiisa ku dhamaysto kooxda, iyaga oo sugaya inuu heshiika u cusboonaysiiyo. Madax-weynaha Barca, Jose Maria ayaa mar labaad la weydiiyay halka uu ku beegan yahay ...

Read More »

West Ham oo adduun dhan £20 million ku doonaysa Giroud.

Muqdisho – West Ham ayaa xiisaynaysa saxiixa laacibka Olivier Giroud ee Arsenal xagaagan kadib markii xiddigan u daahfuray inuu ka tegayo kooxda, sidaas waxaa fahamsan Goal. Giroud ayaa 90 daqiiqo ka dhamaystay 4 kulan xagaagii 2016/17, in kasta oo uu dhaliyay 12 ...

Read More »

Dembele: Waxaan xiriir la yeeshay Barca sanadkii hore.”

Muqdisho – Laacibka kooxda Borussia Dortmund, Ousmane Dembele ayaa qirtay in Barcelona ay xiiseynaysay bandhigiisa sanadkii hore xilli wali lala xiriirinayo xaggeeda. Dembele, oo 20 jir ah, ayaa daqiiqadii 78aad goolkii guusha xulkiisa u dhaliyay ciyaartii ay England kula ciyaareen Paris. Xiddiga ...

Read More »

Juventus oo adduun €35m ku bixinaysa laacibka Douglas Costa.

Muqdisho – Juventus ayaa u dhaqaaqaysa Douglas Costa ee kooxda Bayern Munich – iyada u ku han weyn inay ku bixiso adduun gaaraya €35 million, sidaas waxaa fahamsan Goal. Xiddiga xulka Qaranka Brazil ayaa bartilmaameed u ah kooxda Serie A toddobaadyadii dhawaa – ...

Read More »

Koox ku dabaal-degaysa sawir muujinaya dulqaadka diimeed ee Induniisiya.

Jakarta – Sawir muujinaya saddex ciyaartoy Balinese ah gudaha dalka Indonesia ayaa ku baahay baraha bulshada – wuxuuna noqday astaan lagu muujinayo dulqaadka diimeed ee ka dhaxeeya Muslimiinta, Hinduuga iyo Kirishtanka. Kan sare jooga Ngurah Nanak waa Hinduu; midka jilbaha ku ...

Read More »

Hallerbos – Keynta Buluugga ee Biljamka.

Muqdisho – Badi waqtiyada sanadka, Hallerbos waa mid qurux badan iyo mid aan la xusi karin oo dhacda bartamaha Biljam una dhow magaalada Brussels. Si kastaba, bilaha April iyo May, waxay isku badashaa Keynta Buluugga ah soo jiidasho dabiici ah ...

Read More »

Maqal:-Barnaamijka Martida Ramadaanka 13- 06- 17

Martida Ramadaanka waa barnaamij bulshada soomaaliyeed aan ugu soo gudbino  macluumaad bishan barakaysan ku qotoma. Sida warbixin quseysa bishan, dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay iyo xubinta Qurbe oo aan ku eegi doono habka ay u soomaan bishan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee qurbaha ku ...

Read More »

Sirta Guusha dalka Japan

Muqdisho – Marka aad maqasho dalka Japan, durba waxaa kuu sawirma duni ku horumartay tiknoolojiyadda casriga ee maanta iyo dalka kamid ah kuwa ugu tunka weyn dhaqaalaha adduunka. Taasina ma ahan mid kugu cusub. Waayo ereyga Japan waxaad maqli jirtay ...

Read More »

Dhegeyso:- barnaamijka tartanka qur’aan aqriska bisha ramaadaan ee idaacadda Himilo.

Idaacadda Himilo  kaalin ayey kaga qaadaneysaa barnaamijkan barashada qur’aanka kariimka, waxaa qabashadiisa taabba-geliyey machadka u adkaysiga musiibooyinka ee magaciisa loo soo gaabiyo SDRI. Halkan hoose ka dhegeyso. Tebintii labaad ee barnaamijka 

Read More »

Dhegeyso:- barnaamijka tartanka qur’aan aqriska bisha ramaadaan ee idaacadda Himilo.

Idaacadda Himilo  kaalin ayey kaga qaadaneysaa barnaamijkan barashada qur’aanka kariimka, waxaa qabashadiisa taabba-geliyey machadka u adkaysiga musiibooyinka ee magaciisa loo soo gaabiyo SDRI. Halkan hoose ka dhageyso.  

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan